Mareykanka ayaa uga digaya dadka Mareykanka ah inay u safraan Shiinaha sababo la xiriira faafitaanka corona ee socda iyo xayiraadaha adag ee lagu soo...
Ruushka ayaa ruxaya hoggaanka milateriga ee dagaalka Ukraine, waxaana la sheegay inuu u magacaabay "halyey dagaal" oo khibrad culus u leh dagaalka Suuriya si...
Soonka dhalinyarada dugsiyada Sweden iyo sida ay bulshadu u aragto, ayaa lagaga hadlay warbixin uu maanta daabacay TV-ga Sweden, kaas oo uu kaga hadlay...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalka Ukraine habeenkii xakay, Abriil 8.
* Kadib markii golaha loo dhan yahay...
Ugu yaraan 2 qof ayaa lagu toogtay 8 kalana waa lagu dhaawacay bartamaha magaalada Tel Aviv, sida uu sheegay isbitaal ku dhow halka uu...
Dowladda Turkiga ayaa go’aan cusub oo dad badan lama filaan ku noqday ka qaadatay kiiska dilka Wariyihii u dhashay boqortooyada Sacuudiga ee sida arxan...
Wadamada Midowga Yurub ayaa qaatay xirmadooda cusub ee cunaqabateynta ka dhanka ah Ruushka. Soo dejinta dhuxusha Ruushka.
Komishanka Yurub ayaa soo bandhigay soo jeedintooda cunaqabataynta cusub...
Musharaxa madaxweynaha midig-fog ee Faransiiska Marine Le Pen ayaa sheegtay inay doonayso inay ganaaxdo haweenka xijaabka ku xidha goobaha ay dadku isugu yimaadaan.
"Dadka waa la ganaaxi doonaa, si...
Ruushka ayaa Denmark uga digay inay heshiis la galaan Maraykanka, taasoo macnaheedu yahay in askar Maraykan ah la geeyo jasiiradda Denmark.
Ruushka ma faragelin doono...
Dowladda Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay doonayso in ay cadaadis ku saarto dadka Ukrain ee la siiyay magangalyada in ay Sweden ka shaqeeyaan sida ugu...














