Monday, April 27, 2026
Aqlabiyad weyn oo ka tirsan baarlamaanka Yurub ayaa meel mariyay qaraar ku baaqaya in si degdeg ah loo qaadaco saliidda iyo gaasta Ruushka. Soo jeedinta...
Dawladda Finland ayaa soo bandhigi doontaa warbixinta siyaasadda amniga maanta oo Khamiis ah.  waxana ku jira warbixinta inay ku biireyso oo ay codsaneyso Nato. Warbixintu...
Haddii dagaal dhaco, waxaan aadi doonaa Norway," waa odhaah uu ku dhawaaqay hoggaamiyaha xisbiga Libaraalka , Nyamko Saboni , taasoo dhalisay dhaleecayn baahsan oo ka timid gudaha iyo dibadda xisbiga. Iyadoo Saboni...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee la xiriira dagaalkii Ukraine oo Xalay Khamiis ah, Abriil 7 ka dhacay Dalkaasi. Kow iyo...
Booliska Sweden ayaa kordhinaya hawlaha Shaqada ee dhanka Basaboorka iyadoo la kordhinayo tirada askarta gacanta ku haysa bixinta Baasaboorka, si loo yareeyo safafka dhaadheer...
Iyadoo lala xiriirinayo kulanka Wasiirada Arrimaha Dibadda NATO ee Arbacada, Xoghayaha Guud Jens Stoltenberg wuxuu sidoo kale la kulmi doonaa Wasiirada Arrimaha Dibadda ee...
Giriiga ayaa go'aansaday inuu eryo laba iyo toban diblumaasiyiin Ruush ah, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda Giriiga. Go’aankan ayaa Arbacadii lagu shaaciyay website-ka wasaaradda . Masaafurintan ayaa...
Khamiista soo socota, waxaa mar kale baarlamaanka Sweden la horgeyn doonaa arrinta ku saabsan joojinta tamarta ay Sweden kala soo degto Ruushka , kaddib markii guddi...
Ruushka ayaa ka hadlay ceyrinta Dublamaasiyiinta Ruushka waxana uu ku tilmaamay mid keeneysa oo kaliya xiriirka sii xumaanaya ee labada dhinac. - Adkeynta suurtagalnimada xiriirka...
Norway iyo Sweden ayaa iskaashanaha dhanka difaaca iyadoo loo eegayo duulaanka Ruushka ee Ukraine. - Norway iyo Sweden waxaa ka dhexeeya xiriir dhow oo kalsooni...