Tuesday, June 30, 2026
Haddii Finland ay doorato inay ku biirto NATO, waa in xisbiga Sverigedemokraterna u doodo xubinnimada isbahaysiga gaashaandhigga, sida uu sheegay hoggaamiyaha xisbiga Jimmie Åkesson...
Ra’iisul wasaaraha Austria Karl Nehammer ayaa sabtidii gaaray caasimadda Ukraine ee Kyiv – booqasho uu ku doonayo inuu taageero ugu muujiyo dowladda Ukraine. Inta lagu...
Wasaaradda difaaca ee Ukraine ayaa sheegtay in 19,100 askari oo Ruush ah la dilay tan iyo markii uu Ruushku galay Ukraine 24-kii February. Intaa waxaa...
Mareykanka ayaa uga digaya dadka Mareykanka ah inay u safraan Shiinaha sababo la xiriira faafitaanka corona ee socda iyo xayiraadaha adag ee lagu soo...
Ruushka ayaa ruxaya hoggaanka milateriga ee dagaalka Ukraine, waxaana la sheegay inuu u magacaabay "halyey dagaal" oo khibrad culus u leh dagaalka Suuriya si...
Soonka dhalinyarada dugsiyada Sweden iyo sida ay bulshadu u aragto, ayaa lagaga hadlay warbixin uu maanta daabacay TV-ga Sweden, kaas oo uu kaga hadlay...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalka Ukraine habeenkii xakay, Abriil 8. * Kadib markii golaha loo dhan yahay...
Ugu yaraan 2 qof ayaa lagu toogtay 8 kalana waa lagu dhaawacay bartamaha magaalada Tel Aviv, sida uu sheegay isbitaal ku dhow halka uu...
Dowladda Turkiga ayaa go’aan cusub oo dad badan lama filaan ku noqday ka qaadatay kiiska dilka Wariyihii u dhashay boqortooyada Sacuudiga ee sida arxan...
Wadamada Midowga Yurub ayaa qaatay xirmadooda cusub ee cunaqabateynta ka dhanka ah Ruushka. Soo dejinta dhuxusha Ruushka. Komishanka Yurub ayaa soo bandhigay soo jeedintooda cunaqabataynta cusub...