Majaladda American Forbes ayaa dhawaan daabacday warbixin ay kaga hadlayso dadka ugu qanisan adduunka. 2,668 bilyaneer ee ku jira liiska sanadkan 2022, waxaa jiray dumar...
Siyaasi miisaan culus ku leh dalka Finland ayaa sheegay in wasiirka gaashaandhigga Sweden uu u furay isbahaysi difaac oo dhex mara labada dal ee...
Emmanuel Macron ayaa la filayaa in uu helo taageero boqolkiiba 28.1 wareegga koowaad ee doorashada madaxtinimada ee Faransiiska. Marine Le Pen ayaa saadaasha ka...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine 10 April.
* Duulaanka Ruushka waligiis looguma talagalin inuu ku ekaado...
Ra'iisul wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa xilka ka dagaya. Ka dib dhowr todobaad oo riwaayado siyaasadeed ah, mucaaradku waxay ku guulaysteen aqlabiyadda codka kalsoonida...
Midowga Yurub ayaa daabacay liis madow oo ay ku jiraan in ka badan 200 oo qof, oo ay ku jiraan labada gabdhood ee Vladimir...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Sabti 9-ka Abriil.
*Weerarkii shalay lagu weeraray dad rayid ah oo...
Haddii Finland ay doorato inay ku biirto NATO, waa in xisbiga Sverigedemokraterna u doodo xubinnimada isbahaysiga gaashaandhigga, sida uu sheegay hoggaamiyaha xisbiga Jimmie Åkesson...
Ra’iisul wasaaraha Austria Karl Nehammer ayaa sabtidii gaaray caasimadda Ukraine ee Kyiv – booqasho uu ku doonayo inuu taageero ugu muujiyo dowladda Ukraine.
Inta lagu...
Wasaaradda difaaca ee Ukraine ayaa sheegtay in 19,100 askari oo Ruush ah la dilay tan iyo markii uu Ruushku galay Ukraine 24-kii February.
Intaa waxaa...














