Dowladda Turkiga ayaa go’aan cusub oo dad badan lama filaan ku noqday ka qaadatay kiiska dilka Wariyihii u dhashay boqortooyada Sacuudiga ee sida arxan...
Wadamada Midowga Yurub ayaa qaatay xirmadooda cusub ee cunaqabateynta ka dhanka ah Ruushka. Soo dejinta dhuxusha Ruushka.
Komishanka Yurub ayaa soo bandhigay soo jeedintooda cunaqabataynta cusub...
Musharaxa madaxweynaha midig-fog ee Faransiiska Marine Le Pen ayaa sheegtay inay doonayso inay ganaaxdo haweenka xijaabka ku xidha goobaha ay dadku isugu yimaadaan.
"Dadka waa la ganaaxi doonaa, si...
Ruushka ayaa Denmark uga digay inay heshiis la galaan Maraykanka, taasoo macnaheedu yahay in askar Maraykan ah la geeyo jasiiradda Denmark.
Ruushka ma faragelin doono...
Dowladda Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay doonayso in ay cadaadis ku saarto dadka Ukrain ee la siiyay magangalyada in ay Sweden ka shaqeeyaan sida ugu...
Aqlabiyad weyn oo ka tirsan baarlamaanka Yurub ayaa meel mariyay qaraar ku baaqaya in si degdeg ah loo qaadaco saliidda iyo gaasta Ruushka.
Soo jeedinta...
Dawladda Finland ayaa soo bandhigi doontaa warbixinta siyaasadda amniga maanta oo Khamiis ah. waxana ku jira warbixinta inay ku biireyso oo ay codsaneyso Nato.
Warbixintu...
Haddii dagaal dhaco, waxaan aadi doonaa Norway," waa odhaah uu ku dhawaaqay hoggaamiyaha xisbiga Libaraalka , Nyamko Saboni , taasoo dhalisay dhaleecayn baahsan oo ka timid gudaha iyo dibadda xisbiga. Iyadoo Saboni...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee la xiriira dagaalkii Ukraine oo Xalay Khamiis ah, Abriil 7 ka dhacay Dalkaasi.
Kow iyo...
Booliska Sweden ayaa kordhinaya hawlaha Shaqada ee dhanka Basaboorka iyadoo la kordhinayo tirada askarta gacanta ku haysa bixinta Baasaboorka, si loo yareeyo safafka dhaadheer...














