Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay Madaxweynaha cusub ee Somalia hogaamin doona afarta sanadood ee soo socota ka dib markii wareegii ugu dambeeyey ee...
Maalinta bari ayaa lagu wadaa in doorashada Dalka Somaliya ay ka dhacdo magaalada Muqdisho.
Doorashada ka hor Raisal Wasaaraha Somaliya Rooble ayaa la hadlay warbaahinta...
Haddii Sweden iyo Finland ay ku biiraan NATO, kama marnaan karto " falcelin siyaasadeed" ayuu yiri wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Ruushka Alexander Grushko.
Grushko...
Haweeney 30-sano jir ah ayaa maxkamadeeda ka socotaa maxkamadda gobolka Umeå , iyadoo lagu eedeynayo inay isku dayday inay disho wiilkeeda, sida ay sheegtay warbaahinta...
Ciidamada Ruushka ayaa ka baxaya magaalada labaad ee ugu weyn Ukraine ee Kharkiv, sida ay mas’uuliyiinta dalkaasi sheegeen Sabtidii.
Shaqaalaha guud ee Ukraine ayaa sheegay...
Dawladdu waxay ku dhawaaqday in ay si weyn uga shaqaynayso dib u eegis lagu samaynayo shuruudaha dimuqraadiga ah ee deeqaha la siiyo ururada diinta,...
Shirkadda Korontada ee Ruushka ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay sahayda korontada ee Ruushka ilaa Finland, laga bilaabo kowdii habeenimo.
RAO Nordic, oo ah shirkad hoos...
: Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in ay khalad tahay in Sweden iyo Finland ay ku biiraan NATO, isagoo tixgelinaya in ku biiritaanka labada dal...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 13 May.
*Maraykanku waxa uu Ruushka ku eedeyay in uu...
Go’aan taariikhi ah, madaxweynaha Finland Sauli Niinisto iyo ra’iisul wasaare Sanna Marin ayaa sheegay in Finland ay soo gudbineyso codsi ku aaddan ka mid noqoshada...














