Home Wararka Maanta Wasiirka Difaaca Ukraine: Dagaalkii Saddexaad ee Adduunka ayaa billowday

Wasiirka Difaaca Ukraine: Dagaalkii Saddexaad ee Adduunka ayaa billowday

0
Foto: Reuters/NTB

Wasiirka Difaaca ee Ukraine Oleksiy Reznikov ayaa sheegay in haddii Ukraine ay ku jabto dagaalka gardarada ah ee Ruushka, in dalal badan oo Yurub ah ay weerari doonaan Ruushka.

Reznikov ayaa sheegay in aysan jirin wax macno ah oo la isku dayo in laga hortago in xiisadda Ruushka ay sii xumaato, maadaama dagaalku uu hadda socdo.

“Dagaalka Saddexaad ee Adduunka ayaa billowday,” ayuu Reznikov ku yiri wareysi uu siiyay Sky News .

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here