Thursday, March 26, 2026
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg iyo Ra'iisul Wasaaraha Magdalena Andersson ayaa lagu arkay Brussels Isniinta maanta si ay uga hadlaan codsiga Iswidhan ee...
Ruushka ayaa weerar gantaal oo halis ah ku qaaday xarun ganacsi oo mashquul badan oo ku taal Ukraine, weerarkii ugu dambeeyey oo waxashnimo lagu...
Aqlabiyadda baarlamaanka Faransiiska ayaa Sabtidii taageeray soo jeedinta ah in ilmo iska soo rididda iskeed u noqoto xuquuq dastuuri ah. Maalin ka dib markii maxkamadda...
Gabar shan bilood jir ah ayaa habeenkii Jimcaha lagu toogtay kursiga dambe ee baabuur ay markaasi fadhisay magaalada Chicago. Ilmahan yar oo lagu magacaabo Cecilia...
Haddii dagaalka Ukraine uu sii bato oo uu ku fido dalal kale, Jeneraalkii hore ee Ruushka Andrey Gurulyov wuxuu tilmaamay hal waddan oo marka...
Ugu yaraan 17 qof ayaa meydkooda laga helay goob lagu caweeyo oo ku taalla bariga magaalada London ee dalka Koonfur Afrika, sida ay ku...
Intii lagu guda jiray dabaaldeg ka socday Caasimada Oslo ayaa nin wuxuu rasaas ku furay goob lagu caweeyo ee Per oo ku taal goobta...
dhibaatooyin ayaa laga soo sheegayaa garoomo badan oo Yurub ah , taas oo la filayo in ay sii socoto inta lagu jiro fasaxa xagaaga, iyada...
 Wasaaradda arrimaha dibadda ee Iswiidhen ayaa ku talisay in aan la tegin dalka Iran laga bilaabo Khamiista shalay. Waxay sheegtay in awaamiirteeda ay khusayso Iran oo...
Ciidamada Ruushku waxay xoojiyeen go'doominta Donbass ee iska caabbinta Ukraine ee agagaarka magaalooyinka warshadaha istiraatiijiga ah ee Lysichansk iyo Severodonetsk ee ku yaal gobolka...