Thursday, March 26, 2026
Kaddib markii sharciga ilmo iska soo ridida laga saaray dalka Mareykanka, ayaa dhowr xisbi oo Iswidhish ah ayaa mowqifkooda ka dhiibtay arrintan. Xisbiyada Centerpartiet Miljöpartiet, M iyo...
Wasiirka Difaaca ee Ukraine Oleksiy Reznikov ayaa sheegay in haddii Ukraine ay ku jabto dagaalka gardarada ah ee Ruushka, in dalal badan oo Yurub...
 Wargeyska Dagens Nyheter ee ka soo baxa dalka Sweden ayaa qoray in wada xaajoodyada u dhexeeya Turkiga iyo Sweden ee ku saabsan ku biiritaanka Stockholm...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Sweden, Turkiga iyo Finland ayaa xalaya fiidkii kala saxiixday heshiis saddex geesood ah , kadib kulan ay ka qeyb galeen Ra’iisul...
Laba qof oo looga shakisan yahay inay yihiin tuugo Bangi ayaa la dilay, lix askari oo booliis ahna waa la dhaawacay kaddib markii ay...
Xiddiga Ramp; B R. Kelly, ayaa lagu helay dambi ah ka ganacsiga dadka, ayaa halis ugu jira 25 sano ama ka badan oo xabsi...
Afar nin ayaa lagu soo oogay dacwad ku aadan inay wax u dhimeen cutubyo ka tirsan booliska magaalada Örebro, intii lagu guda jiray rabshadihii...
dharbaaxo baaxad leh ayaa soo socota, haddii aan wada xaajood xooggan oo u dhexeeya ururka duuliyayaasha iyo shirkadda diyaaradaha ee SAS uu soo saarin heshiis...
Labada wakiil ee Mareykanka iyo Iran ayaa jooga Qatar, halkaasoo lagu wado inay ka wada xaajoodaan heshiis cusub oo Nukliyeer ah. Wakiilo ka kala socda...
Hawlgalka militari ee Ruushka uu ka wado dalka Ukraine ayaa la soo afjari doonaa marka uu dalkaasi is dhiibo, sida uu sheegay afhayeen u...