Hay’adda badbaadada bulshada ee dalka Sweden ayaa dalbatay in haweeney reer Skåne ah ay u soo celiso lacag ka badan 300,000 oo karoonka Iswiidhishka ah, kadib markii...
kiisaska caabuqa corona ee guryaha dadka lagu xanaaneeyo ayaa sare u kacay.
Sida uu qoray wargeyska Svenska Dagbladet, caabuqa ayaa ku batay guryahaas, gaar ahaan caasimadda...
Nin 25 jir ah ayaa la helay isagoo dhaawac ah guri ku yaal degmada Huddinge wax yar ka dib 8-dii fiidnimo ee Caawa.
Ka dib...
Dowlada Norway ayaa ganaaxday Afar Qof oo alaab celis ah u waday Qaarada Africa.
Afartan Qof ayaa Alaab nuuca la isticlaamay ku guray Kontoonaro waxaana...
Khubarada dhanka tamarta ee dalka Iswiidan ayaan filaynin in qiimaha korontadu uu hoos u dhaco Iswiidhen xilliga dayrta iyo jiilaalka, taa beddelkeedana qiimaha korontada ee koonfurta Iswiidhen waxa uu...
Golaha deegaanka Magaalada Kassel ee gobolka Hessen ayaa waxay go'aamiyeen in qof walboo degan magaaladaasi lacag 75€ la siiyo, taasoo lacagta Energy-ga la dhaho,...
Maxkamadda Örebro ayaa Isniintii maanta codsatay in la soo xiro waalidiinta gabadh yar oo looga shakisan yahay inay guur ku qasbeen.
Dacwad oogaha Anders Persson...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa warbixin cusub oo ay soo saartay waxay ku sheegtay in in ka badan 3.7 milyan oo...
Dacwad oogayaasha dalka Sweden ayaa haweeney 44 jir ah ku soo oogay isku day dil ka dib markii ay nin oday ah ku riixday...
Booliska Waqooyiga Macedonia ayaa fiidnimadii Sabtida helay 86 tahriibayaal iyo qaxooti ah oo ay ku jiraan dhowr carruur ah, kuwaas oo lagu soo raray...














