Friday, July 3, 2026
Wax soo saarka caanaha ee Sweden ayaa hoos u dhacay ka dib markii qiimaha wax soo saarku uu sare u kacay gugii hore, taasina waxay keentay...
Ukraine waxay ku eedaysay Jarmalka iyo dalalka kale ee Midowga Yurub inay xannibeen gargaar dhaqaale oo hore loo ballan qaaday. - Waxaan filaynaa 8 bilyan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Anne Linde , ayaa khudbad ka jeedisay furitaanka Shirweynaha 10-aad ee dib u eegista heshiiska ku saabsan ka hortagga hubka Nukliyeerka ee New York. Hadalkeeda,...
Isbitaallada dalka Sweden ayaa xiligan waxaa ka jira dhiig yari ka taagan qeybo badan oo dalka ah. Yaraantani waxay la xiriirtaa fiditaanka fayraska Corona. Baahida dhiiga ayaa ku badata magaalooyinka. Ingrid Engstrom,...
Labo nin oo da’doodu tahay sodon jir iyo mid afartameeyo jir ah ayay maxkamadda Orebro ku heshay danbi ah in ay booliska waxyeeleeyeen, waxaana loo arkayay...
Laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 1-da Agoosto dalka Iswiidan waxaa ka dhaqan galay sharciyo cusub iyo qaar ka mid ah wax ka bedelka sharciga. Waxaa...
 In ka badan 260 qof oo ka baxsaday guryaha lagu xanaaneeyo dhalinyarada ayaa sanadkan laga diiwaan galiyay dalka Sweden. Sida laga soo xigtay TV-ga Sweden, mid ka...
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Nancy Pelosi, oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu awoodda badan Mareykanka ayaanan lagu xusin Taiwan marka ay mareyso...
Afhayeen u hadlay Ukraine oo ku sugan magaalada Odesa ayaa beeniyay in Ukraine ay weerartay xarunta ugu weyn ee ciidamada Ruushka ee Sevastopol ee...
Tirada dadka uu ku dhacay busbuska ee dalka Iswiidan ayaa kor u dhaaftay 85 qof, taasoo korortay 8 tan iyo todobaadkii hore, sida uu sheegay SvD. Gobolka Skåne...