Friday, July 3, 2026
Gantaalada Shiinaha ayaa lagu garaacay Taiwan intii uu socday dhoolatuska milatari ee Shiinaha uu ka sameeyay jasiiradda, sida ay ku warrantay warbaahinta Shiinaha. Meng Xiangqing,...
Maamulka Shiinaha ayaa soo rogi doona cunaqabateyn ka dhan ah hogaamiyaha Aqalka Wakiilada Mareykanka, Nancy Pelosi. ee ku aadan booqashadeedii Taiwan horaantii usbuuca. Sidaa waxaa sheegtay...
Qarax xooggan ayaa goor barqo ah laga maqlay xaafadda Peresburg ee magaalada Malmö.  ooliska Sweden ayaa sheegay in qarax lala beegsaday albaabka laga galo dhismo...
 Qiimaha cunnada ayaa kor u sii kacaya ilaa heerar cusub oo Iswiidhan ah, kaas oo bishii Luulyo la diiwaan geliyay kororkii ugu badnaa ee...
Hoggaamiyaha xisbiga Konserfatifka, Ulf Kristerston, ayaa dawlad uu hoggaamiyo xisbigiisu u arkay inay tahay beddelka keliya ee lagu kalsoonaan karo. Waxa uu khudbad uu ololaha...
Qiimaha korontada ayaa la filayaa inuu gaaro koror aad u weyn, jiilaalka soo socda, kaas oo kordhin kara kharashka biilasha, gaar ahaan milkiilayaasha guryaha. Khubarada...
Maxkamad ku taal dalka Sweden ayaa go’aan ku gaartay in xabsiga la dhigo labo wiil oo walaalo ah oo lagu eedeeyay in ay  hooyadood ku...
Shiinaha ayaa tijaabiyay gantaalada riddada dheer dhoolatuskii militari ee abid ugu weynaa ee uu ka sameeyo biyaha ku teedsan dalka Taiwan. Dhowr gantaal oo ballistic...
Heerarka soo galootiga Sweden ayaa aad hoos u dhacay tan iyo markii ay dhacday qalalaasaha qaxootiga ku dhawaad ​​toddobo sano ka hor, balse weli...
labo wiil oo dhalinyaro ah ayaa lagu dhaawacay magaalada Borås ee dalka Sweden, waxaana la sheegay in ruuxii dilka geystay oo wajiga soo duubtay...