Norway oo Ganaaxday Dhoor Qof Alaab Celis ah u diray Africa

Photo/miljødirektoratet

Dowlada Norway ayaa ganaaxday Afar Qof oo alaab celis ah u waday Qaarada Africa.

Afartan Qof ayaa Alaab nuuca la isticlaamay ku guray Kontoonaro waxaana ay u wadeen Africa lakin waxaa qabtay Booliska Xaduudaha.

Baaritaan kadib waxaa la ogaaday in alaabta ay tahay kuwa celis ah halka kuwa kale ay yihiin kuwa aanan shaqeyneynin.

Hay’ada Deegaanka u qaabilsan Dalka Norway ayaa ugu danbeyn dadkaasi ku ganaaxday lacag dhan 45,000 nok.

Norway ayaa kamid ah wadamada yurub ee dhanka sharciyada aadka u adagyihiin waxaana dadkaasi la siiyay digniin ku aadan inaysan mar kale sameynkarin falalkaasi oo kale.

Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*