Home News in English Degmada Huddinge ee Caasimada Stockholm oo Qof lagu toogtay

Degmada Huddinge ee Caasimada Stockholm oo Qof lagu toogtay

0

Nin 25 jir ah ayaa la helay isagoo dhaawac ah guri ku yaal degmada Huddinge wax yar ka dib 8-dii fiidnimo ee Caawa.

Ka dib markii uu la hadlay dadka aagga, booliisku waxay ka heleen meel bannaanka ah oo u dhow guriga.

– Waxa aannu xidhnay Nawaaxigaasi oo ay hadda farsamayaqaanadu baadhayaan, ayuu yidhi Towe Hägg, oo ah afhayeenka saxaafadda ee bilayska.

Ninkan ayaa loo qaaday isbitaalka. Booliisku ma hayaan xog dheeraad ah oo ku saabsan xaaladdiisa.

Baaritaan horudhac ah oo ku saabsan isku day dil ayaa la bilaabay. Bilayska ayaa garaacay albaabada guryaha agagaarka goobta la xidhay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here