War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Nancy Pelosi, oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu awoodda badan Mareykanka ayaanan lagu xusin Taiwan marka ay mareyso...
Afhayeen u hadlay Ukraine oo ku sugan magaalada Odesa ayaa beeniyay in Ukraine ay weerartay xarunta ugu weyn ee ciidamada Ruushka ee Sevastopol ee...
Tirada dadka uu ku dhacay busbuska ee dalka Iswiidan ayaa kor u dhaaftay 85 qof, taasoo korortay 8 tan iyo todobaadkii hore, sida uu sheegay SvD.
Gobolka Skåne...
Todobo qof ayaa lagu xukumay xabsi u dhexeeya lix ilaa toban sano, kuwaas oo lagu eedeeyay dambiyo daroogo oo halis ah mid ka mid ah kiisaska...
Laga bilaabo 1-da Sebtembar, waxaa dalka Sweden laga mamnuucayaa in lagu kaxeeyo mootooyinka korontada ku shaqeeya ee waddooyinka sikalka lagu isticmaalo, sida lagu sheegay...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlüt Cavusoglu ayaa sheegay in Ankara aysan arkin Sweden iyo Finland oo qaadaya "tallaabo ku filan" oo Turkiga uu...
Dowlada Sweden ayaa ku hoolan wax ka badalka dhanka Canshuurta oo ah halka ay dhibaato ugu xoogan ka jirto marka la eego hadal heynta...
Ka dib markii uu sii kordhay faafitaanka covid-19 dhawaanahan, gobolo badan oo Iswiidhan ah ayaa dib u soo celiyay xannibaado iyo shuruudo looga baahan...
Booliiska dalka Sweden ayaa shalay shaaca ka qaaday inay meel bannaan ah ka heleen wiil yar oo meyd ah oo ku dhintay agagaarka Orminge...
Ruushka ayaa sheegay in ciidamadooda hubaysan ay la wareegeen xarunta ugu weyn ee laga dhaliyo tamarta dhuxusha ee Ukraine meel u dhow magaalada Svitlodarsk...














