Home News in English Ukrain oo beenisay inay ka dambeysay weerarka diyaarada aan duuliyaha lahayn ee...

Ukrain oo beenisay inay ka dambeysay weerarka diyaarada aan duuliyaha lahayn ee lagu qaaday maraakiibta Ruushka ee ku sugan jasiirada Crimea

0
Photo/REUTERS/Valentyn Ogirenko

Afhayeen u hadlay Ukraine oo ku sugan magaalada Odesa ayaa beeniyay in Ukraine ay weerartay xarunta ugu weyn ee ciidamada Ruushka ee Sevastopol ee gacanka Crimea, sida uu sheegay gudoomiyaha magaaladaasi.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here