Home Wararka Caalamka War Hada Ah: Dowlada Sweden oo Mamnuucday Isticmaalka Mootada/Sikalka Korontada ku Shaqeeya

War Hada Ah: Dowlada Sweden oo Mamnuucday Isticmaalka Mootada/Sikalka Korontada ku Shaqeeya

0
Foto: Fredrik Sandberg / TT

Laga bilaabo 1-da Sebtembar, waxaa dalka Sweden laga mamnuucayaa in lagu kaxeeyo mootooyinka korontada ku shaqeeya ee waddooyinka sikalka lagu isticmaalo, sida lagu sheegay go’aan ay dowladdu gaartay maanta.

Wasiirka Kaabayaasha dhaqaalaha Thomas Eneroth ayaa sheegay in mootooyinka sida aadka ah ugu socda wadooyinka ay dhibaato weyn ku hayeen magaalooyin badan haatana ay dhamaatay arintaasi.

Mamnuucida ayaa ah Mid Quseysa Goobaha Socodka loogu tala galay ee mahan in guud ahaan la mamnuucay.
AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here