Shiinaha ayaa tijaabiyay gantaalada riddada dheer dhoolatuskii militari ee abid ugu weynaa ee uu ka sameeyo biyaha ku teedsan dalka Taiwan.
Dhowr gantaal oo ballistic...
Heerarka soo galootiga Sweden ayaa aad hoos u dhacay tan iyo markii ay dhacday qalalaasaha qaxootiga ku dhawaad toddobo sano ka hor, balse weli...
labo wiil oo dhalinyaro ah ayaa lagu dhaawacay magaalada Borås ee dalka Sweden, waxaana la sheegay in ruuxii dilka geystay oo wajiga soo duubtay...
Wax soo saarka caanaha ee Sweden ayaa hoos u dhacay ka dib markii qiimaha wax soo saarku uu sare u kacay gugii hore, taasina waxay keentay...
Ukraine waxay ku eedaysay Jarmalka iyo dalalka kale ee Midowga Yurub inay xannibeen gargaar dhaqaale oo hore loo ballan qaaday.
- Waxaan filaynaa 8 bilyan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Anne Linde , ayaa khudbad ka jeedisay furitaanka Shirweynaha 10-aad ee dib u eegista heshiiska ku saabsan ka hortagga hubka Nukliyeerka ee New York.
Hadalkeeda,...
Isbitaallada dalka Sweden ayaa xiligan waxaa ka jira dhiig yari ka taagan qeybo badan oo dalka ah.
Yaraantani waxay la xiriirtaa fiditaanka fayraska Corona.
Baahida dhiiga ayaa ku badata magaalooyinka.
Ingrid Engstrom,...
Labo nin oo da’doodu tahay sodon jir iyo mid afartameeyo jir ah ayay maxkamadda Orebro ku heshay danbi ah in ay booliska waxyeeleeyeen, waxaana loo arkayay...
Laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 1-da Agoosto dalka Iswiidan waxaa ka dhaqan galay sharciyo cusub iyo qaar ka mid ah wax ka bedelka sharciga.
Waxaa...
In ka badan 260 qof oo ka baxsaday guryaha lagu xanaaneeyo dhalinyarada ayaa sanadkan laga diiwaan galiyay dalka Sweden.
Sida laga soo xigtay TV-ga Sweden, mid ka...














