Ra'iisul Wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe , oo 67 jir ah, ayaa maanta la toogtay xilli uu khudbad ka jeedinayay magaalada galbeedka ku taalla...
Maxkamadeynta 3 nin oo dhallinyaro ah oo lagu eedeyay in ay waxyeeleeyeen booliiska ayaa maanta bilaabanaysa, ka dib rabshadihii dhacay intii lagu jiray mashaqadii lagu...
Maxaa ku dhici doona ajaanibta aan haysan warqadaha degenaanshaha rasmiga ah, laakiin si kastaba ha ahaatee ku noolaa Jarmalka sanado badan sababo kala duwan?
Xukuumadda...
Ururada gargaarka ee Giriiga ayaa mudaaharaad ka dhigay sida cad ee loo kala saaro qaxootiga ka imaanaya Ukraine iyo kumanaanka muhaajiriinta ah ee sugaya go'aanada magangalyada. Sida uu...
Tirada ardayda dugsiyada sare ee CSN ay kala laabatay deeqdoodii waxbarasho ee maqnaanshaha awgeed ayaa kordhay.
Maqnaanshaha la sheegay ayaa hoos u dhacay intii lagu jiray muddada waxbarashada...
Ra’iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa sheegtay in dowladdu ay dooneyso in la xoojiyo xakameynta dadka soo galaya Sweden, lana siiyo booliska iyo ilaalada xeebaha awood ay...
Hoggaamiyaha xisbiga SD Jimmy Okesson ayaa ra’iisal wasaare Magdalena Andersson ku eedeeyay “in ay si badheedh ah u burburisay Sweden”. Andersson waxay nafteeda u hurtay inay burburiso dal...
Qof ayaa ku dhaawacmay ka dib markii ay booliisku ku toogteen waddo ku taalla bartamaha Huediksvall. Booliiska ayaa xiray goobta laga dukaameysto ee ganacsiga...
Qiimaha karoonka Iswiidhishka marka loo eego doolarka wuxuu hoos u dhacay 16 OR, isagoo noqday 10.5 krone halkii dollar. Waa qiimihii ugu hooseeyay ee krone marka loo eego dollarka...
Muwaadin Iswiidhish ah oo loo aqoonsaday inuu yahay calooshood u shaqeyste ayaa lagu qabtay Warshada birta ee Mariupol ee Dalka Ukraine.
Xogta ku saabsan calooshood...















