Shiinaha oo cunaqabatayn kusoo rogay Haweeneyeda Pelosi

Foto: J. Scott Applewhite / AP / NTB

Maamulka Shiinaha ayaa soo rogi doona cunaqabateyn ka dhan ah hogaamiyaha Aqalka Wakiilada Mareykanka, Nancy Pelosi. ee ku aadan booqashadeedii Taiwan horaantii usbuuca.

Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*