Friday, March 27, 2026
Qaxootiga waxay badbaadiyeen adeegyadii guriga ee degmada, la'aantoodna ma heli lahayn adeegyadan sida ay hadda yihiin," ayay tiri Anna Trovast, oo ah agaasimaha arrimaha...
Tirada dhalmada dalka Sweden ayaa hoos u dhacday, waxayna gaartay heerkii ugu hooseeyay muddo ka badan 20 sano, sida lagu sheegay tirakoob cusub, oo...
Booliska gobolka New Mexico ee dalka Mareykanka ayaa baaraya in afar dil oo Muslimiin loogu geestay gobolkaasi ay xiriir leeyihiin Booliiska magaalada Albuquerque ayaa Jimcihii...
Sarkaal kale oo Ruushku u magacaabay magaalada Kherson ee la haysto ee Ukraine ayaa lagu dilay isku day dil. Vitalij Hura, oo ahaa guddoomiye ku...
Saraakiisha Midowga Yurub ayaa walaac ka muujiyay isu soo dhawaanshaha Ruushka iyo Turkiga, iyagoo ka digay in Turkiga uu isu rogo goob ganacsi oo...
Xisbiga "Sweden Democrats" ayaa bilaabay inuu baaritaan ku sameeyo mid ka mid ah ku xigeenadiisa baarlamaanka, ka dib markii uu soo diray muuqaal galmo...
Midowga Yurub ayaa muujiyay walaaca "ba'an" ee ku aaddan xiisadda dhowaan ka dhacday Israa'iil iyo Gaza, iyagoo carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in...
Fannaan caan ah oo u dhashay Ruushka Evgeny Fedorov, oo iska dhiibay Sweden bishii Maarso ee la soo dhaafay ka dib markii uu dhaleeceeyay...
Ruushka ayaa ku eedeeyay ciidamada Ukraine inay weerareen xarunta tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhya, Ukraine ayaa ku eedeysay Ruushka inuu weeraro ka geystay meel u...
Haweenka ku nool Dalka Sweden isla markana dhala caruurta badan ayaa noqotay dooda u dhaxeysa Xubnaha siyaasiyiinta ee matala Lövgärdet. Siyaasiyiinta Deegaanka ayaa isku raacay...