Södertälje ayaa todobaadkii la soo dhaafay waxaa ka dhacay afar toogasho, taasoo sababtay dhimashada laba qof iyo walaaca bulshada ku dhaqan xaafadda.
Diamant Salihu oo...
Ruushka ayaa afduubtay Ihoy Murashov, oo ah madaxa warshadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhya, sida ay sheegtay wakaaladda tamarta Nukliyeerka ee dawladda Ukraine Energoatom.
Sida laga...
Todobaadkan Gudihiisa Saddex toogasho ayaa ka dhacday Xaafada Södertälje sida ay sheegeen booliska.
Toogashada ugu danbeesay ayaa ka dhacday Xaafadaasi Jimcihii Shalay abaaro 19:00 pm.
Sida...
Tirada dadka lagu dilay toogashooyinka ayaa kordhay 40 boqolkiiba tan iyo sannadkii hore.
Isla mar ahaantaana, khatarta dhibbanayaasha aan waxba galabsan ayaa kordheysa.
- Waxaan leenahay...
Ra'iisul wasaaraha Magdalena Andersson (S) ayaa sheegtay in ku darista Ruushka ee gobollada Ukraine ay ka dhigan tahay xadgudub ka dhan ah sharciga caalamiga...
Munaasabad maanta ka dhacday Aqalka Kremlin-ka ee Ruushka ayaa waxa lagu Dhawaaqay in afar qeybood oo ka tirsan Ukraine ay ku biireen Dalkaasi.
Madaxweyne Vladimir...
Maanta oo Khamiista dugsiga Vittangi ee Kiruna ayaa xidhan sababo la Xiriira dhanka Macalimiinta awgeed. Isla sidaas oo kale waxaa xiran Nya Raketskolan oo...
Berri oo Jimce ah, Ruushku waxa uu si rasmi ah ugu dari doonaa Dalkiisa afarta dhul ee uu ka haysto Ukrain
Afarta Gobol ayaa...
Finland ayaa xireysa xadka inta badan uu la wadaado Ruushka ee laga helo fiisaha dalxiiska, dowladda Finland ayaa ku dhawaaqday Khamiista maanta.
Mamnuucidda dalxiisayaasha Ruushka...
tan iyo markii ugu horeesay ee soo shaac baxday qaraxyada loo geestay dhuumaha gaaska qaada ee Ruusha una soo gudba Dalalka Yurub waxaa ka...














