Mareykanka ayaa cambaareeyay weeraradii gantaalaha ee Ruushka uu ku qaaday Ukraine Isniintii. -Weerarada waxaa lagu dilay laguna dhaawacay dad rayid ah waxaana lagu burburiyay bartilmaameedyo...
Dalabka Ruushka ee baaritaanka gaaska ku qulqulaya badda Baltic diidmo ka helay ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson.
Ra'iisul wasaaraha Ruushka Mikhail Misjustin ayaa warqad u...
Maamulka Jarmalka ayaa ballan qaaday in uu soo gaarsiin doono nidaam difaaca hawada oo awood u leh in uu ilaaliyo magaalo dhan Ukraine maalmo...
Qiimeyntii ugu dambeysay ee dalalka ugu wanagsan ee ay soo saartay US News ayaa muujisay in Sweden ay tahay dalka 5-aad ee ugu wanaagsan...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in duqeyntii Isniintii ee Ukraine ay jawaab u tahay "weerarada argagixisada" ee Ukraine. Wuxuu ku hanjabay weeraro cusub haddii...
Kyiv iyo dhowr magaalo oo kale oo Ukraine ah ayaa la duqeeyay subaxnimadii Isniinta. Ugu yaraan sideed qof ayaa lagu dilay caasimadda.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale...
Rabshado aad u xun isla markana u dhaxeeya kooxo ka dhisan Xaafada Södertälje ee Stockholm ayaa noqday kuwa aad looga hadal hayo halkaasi kadib...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku tilmaamay weerarka lagu qaaday buundada Crimea fal argagixisanimo, wuxuuna ku eedeeyay sirdoonka Ukraine ee SBU inay ka dambeeyeen.
Bayaan...
Wadamada Midowga Yurub ayaa qorsheynaya inay tababaraan ku dhawaad 15,000 oo askari oo Ukraine ah, sida uu sheegay guddiga siyaasadda arrimaha dibadda iyo amniga...
sanadkaan markii Saddexaad ayuu ka dhacayaa dadka ku nool dalka sweden ee heesta sharciga kumeel gaarka ee Saddexda sano.
Hadii qofka uu helo Sharciga ama...















