Thursday, April 2, 2026
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay 40 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar lagu qaaday goob ay ku cibaadeystaan ​​shiicada iyo masaajid ku...
Hoggaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna (SD) Jimmy Okesson ayaa sheegay in Sweden ay u baahan tahay isbedel lagu sameeyo dhowr arrimood oo dhibaato u keenaya bulshada, isaga...
Doodda Telefashinka NRK ayaa joojiyay oo meesha ka saaray mowduucii ay ahayd in ay ka doodaan fiidnimada talaadada oo ku aadaneyd xijaabka sida uu...
Ruushka ayaa ku wargeliyay Mareykanka in wadanku uu qorsheynayo dhoolatuska Nukliyeerka, sida ay xaqiijiyeen mas'uuliyiinta Mareykanka. Ogeysiinta noocaan ah ayaa lagu gaaray heshiisyo hore u...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa lagu tallaalay tallaalka corona oo la cusboonaysiiyay. 79-jirkan ayaa ku booriyay malaayiin Mareykan ah oo aan helin tallaalka, kaas oo...
Danmark ayaa dooranaysa baarlamaan cusub 1da Nofeembar. Qaybo badan oo ka mid ah siyaasada deenishka ayaa la mid ah kuwa lamid Norway, laakiin waxaa sidoo...
Haweenka doonaya in ay gurigooda ku dhalaan   , ma heli doonaan fursad ay ku helaan dhalmada lacag la’aan ah, Isbitaalka Jaamacadda Karolinska ayaa doortay in...
Tirada dadka iibsanaya jaakada difaaca oo ku soo badanaya magaalada Eskilstuna sida uu sheegay TV-ga Sweden. Korodhkan ayay boolisku sheegeen in ay sabab u tahay kor...
Wiil Somali ah ayaa labo qof ku dilay Magaalada Ludwigshafen ee Dalka Germalka sida ay xaqiijiyeen Booliska Dalkaasi. Booliska ayaa warbixintiisa ku sheegay in Wiilka...
Xogahayahii hore ee Arimaha Maaliyadda  Britain ee horay looga adkaaday in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha UK Rishi Sunak  ayaa loo doortay markaan inay noqdo...