Waxay qaadatay 15 cod oo dheeri ah ka hor inta uusan ugu dambeyntii Kevin McCarthy ku guuleysan aqlabiyadda xisbiga Jamhuuriga ee loolanka loogu jiro...
Labo qof ayaa lagu xiray Magaalada Uppsala ee Dalka Sweden kadib markii lagu helay iskuy dil oo ilmo yar ah.
Sida uu ku waramay Joornaalka...
Arbacadii, Edwin Chiloba oo Kenyan ah oo u dhaqdhaqaaqa LGBT ayaa laga helay isagoo ku duuduuban sanduuq bir ah oo taalla waddo ku taal...
Ciidamada Ruushka ayaa weeraray magaalada Kramatorsk ee bariga Ukraine ka dib markii xabad joojin hal dhinac ah la rabay inay dhaqan gasho, sida ay...
Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday Xayiraadii ugu horeesay oo dhanka Corona ah kadib dhoor bilood oo hore loo qaaday.
Xayiraada Cusub ayaa ku socota...
Dowlada Denmark ayaa ku dhawaaqday inay Xabsiga dhigtay 100 Qof oo lagu eedeeyay lunsashada lacago.
Dadka la xiray ayaa lagu heestaa inay lunsadeen lacago loogu...
Magaalada Malmö ee Dalka Sweden Maxkamad ku taalla ayaa xukun ku riday Aabo Asal ahaan kasoo jeeda dalka Suuriya.
Xukunka ayaa yimid markii uu Aabaha...
Xisbiga SD ayaa shalay ku dhawaaqay in Dowlada kala shaqeenayaan in luuqada Hooyo laga joojiyo Dugsiyada Hoose.
Dowladda ayaa maanta ka jawaabtay Qorshaha uu wado...
Faransiiska ayaa uga baahan doona tijaabada corona dhammaan rakaabka ka imaanaya Shiinaha.
Tallaabadan ayaa la hirgelin doonaa 1da Janaayo, ayuu wasiirka gaadiidka Clément Beaune ku qoray...
Maalintii ugu dambeysay ee sanadka, Kuuriyada Waqooyi waxay ridday saddex gantaal oo ballistic ah, taasoo ahayd tijaabadii ugu dambeysay ee taxane dheer oo ay...














