Saturday, April 20, 2024

Goormee ayey furmayaan Safarada diyaaradaha tagaya Africa

0
mudo dhoor bilood oo loo xayirnaa Xaalada Coronavirus ee Caalamka ayaa qaar kamid ah Diyaaradaha Caalamka waxay bilaabayaan Safarada qaarkood kuwaasi oo Xanibaad saaran...

Tirada Qaxootiga Soo galaya Yurub oo mar kale sare u kacday

0
Frontex ayaa ku warameysa in tirada qaxootiga isku dayaya inay u gudbayaan Yurub ay aad kor ugu kaceen usbuucyadii la soo dhaafay, si ka...

Finland oo Xuduuda u furtay wadamada dariska kana reebtay wadanka Sweden

0
Dowlada Finland ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Furtay Xaduudeeda laga bilaabo Maalinta Isniinta ee soo socotay sida Warbaahinta TT kasoo xigatay wasiirka arimaha...

Shirkada Turkish Airline oo soo bandhigtay Taariikh-da ay bilaabeyso duulimaadka yurub

0
Calan-sidaha Turkish Airlines (THY) ayaa ku dhawaaqday inay duullimaadyo toos ah ka bilaabayso 16 magaalo oo ku kala firirsan 6 dal oo Yurub ah...

Finland oo qaaday Xayiraada Saaran wadanka qeybo kamid ah

0
War lagu qoray Boga YLE ee Dalla Finaland ayaa lagu shaaciyay in Dowlada ay qaaday Xayiraada saaran wadanka isla markana Fududeysay qeyb kamid ah...

Ciid Wanaagsan dhamaan muslimiinta iyo Somalida guud ahaan

0
goor dhow oo caawa ayaa si toos ah loo shaaciyay in maanta bari ay tahay maalin ciid ah sida ay shaaciyeen wadamo badan oo...

Dowlada Finland oo dhibaato u aragta Sweden kuna tilmaamtay mid halis ka jirto

0
Dowlada finland gaar ahaan wasiirada Arimaha dibada Dalkaasi Maria Ohisalo ayaa warbaahinta u sheegtay in Sweden ay tahay dhibaatada ugu adag ee xiligan jirta kadib...

Shirkada diyaaradaha Ryanair oo Duulimaadkeeda Europe soo celineysa Bisha July

0
Diyaarada Ryanair ayaa bilaabeysa duulimaadkeeda Yurub bisha July Kowdeeda Sida maanta ay Shir jaraa'id ku shaaciyeen Maamulka Shirkada Dulimaadyada ee Ryanair duulimaadkaasi oo gaaraya...

Waqtiga dib loo furayo Dalka Finland oo shaaca laga qaaday maanta

0
Dowlada Finland iyo xisbiyada kale ee ka jira Dalka ayaa ugu danbeyn shaaca qaaday in dalka laga qafiifiyay Xayiraada saarneyd iyadoo laga bilaabo bisha...

Ramadaan Kariim Dhamaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska.com

0
Dhamaan bulshada somaliyed ee ku xiran Warbaahinta Somaliska ayaan ugu hambalyeeneenaa dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Guud ahaan akhristayaasha Somaliska waxaan ugu mahadcelineenaa la socodka...