Thursday, April 25, 2024

Finland oo Fududeesay Xayiraadaha Saaran Xadka ay la wadaagto Sweden

0
Finland ayaa fududeysay dhaqdhaqaaqa dadka xadka waqooyi ee ay la leedahay Sweden. Warbixinta ka tallaabida xadka ee loogu fududeeyay dadka ku dhaqan xadka Finland ay...

Daawo Barnaamijka Tixraaca Somaliska iyo Qodobo muhiim ah oo aan ku soo qaadanay

0
Daawo Barnaamijka Tixraaca Somaliska iyo Qodobo muhiim ah oo aan ku soo qaadanay. https://youtu.be/Rd49wV7NJYc  

Raisul Wasaaraha Finland Sanna Marin oo guursatay Markus Räikkönen

0
Iyadoo laga joogo mudo isbuuc ah markii ay guursatay haweeneyda Raisul wasaaraha ka ah Denmark ayaa dhanka kale maanta waxaa guursatay Sanna Marin oo...

Finland oo qaaday qeybo kamid ah Xayiraada Saaran Shacabka

0
Dowlada Finland ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee ka tirsan Nordic kaasi oo qaaday Xayiraadan saaran Shacabka gaar ahaan goobaha leeskugu yimaado iyadoo Dadweynaha...

Dowlada Somaliya oo soo saartay Waqtiga dib loo furayo Duulimaadka Caalamiga

0
Golaha wasiirrada JFS ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay ku ogolaadeen in dib loo furo dhammaan adeegyadii loo hakiyay sababo la xariira...

Ciid Wanaagsan guud ahaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska.com

0
guud ahaan shaqaalaha Somaliska waxay idin leeyihiin Ciidan Wanaagsan Sanadkan guud ahaan muslimiinta oo idil. Sidoo kale Maamulka iyo Shaqaalaha Somaliska ayaa farxaada ciida waxay...

Dahabka oo gaaray Qiimaha ugu sareeyay kadib hoos u dhaca Dollar-ka

0
Dollar-ka ayaa soo wajahay Qiimo dhac aad u hooseeya marka la eego xaalada siyaasad ee u dhaxeysa wadamada Mareykanka iyo Shiina taasi ayaana keentay...

Diyaaradan oo kaliya ayaa tagta Somaliya isbuuc walbo

0
Sida ay heleyso Warbaahinta Somaliska.com diyaarada Itoobiyan Airline ayaa ah diyaarada kaliya ee tagta Dalka Somaliya iyadoo marta Caasimada itoobiya ka hor inta aysan...

Finland oo Xayiraada Safarada Dibada ka qaaday Dalalkan soo Socda

0
Dowladda Finland ayaa maanta ku dhawaaqday go’aan muddo laga sugayay oo quseeya qaadista xayiraadda saaran safarka dibadda. Go’aanka maanta ka soo baxay Dowladda Finland oo...

Midowga Yurub oo shaaciyay Tirada Dadka uga dhintay Xanuunka Corona

0
Wadamada midowga yurub ayaa shaaciyay tirada Dadka ugu dhintay Xanuunka corona tan iyo markii uu xanuunka soo gaaray Qaaramada Yurub. Tirada dhimashada ee lagu soo...