Friday, May 3, 2024

Madaxweynaha Turkiga oo sheegay in Qaxootiga Suuriya ay u furayaan Xuduuda Yurub

0
Turkiga ayaa digniin culus u jeediyay dalalka midowga Yurub, iyadoo u sheegtay in haddii dalabkeeda la fulin waayo ay qaadi doonto tallaabo culeys weyn...

Finland: Qof Somali ah oo Markii ugu horeysay ka mid noqday Barlamaanka

0
Markii ugu horeysay taariikhda dalka Finland waxaa xaruunta Barlamaanka fadhiistay kana mid noqday wiil somali ah. Suldaan Saciid Axmed oo kamid noqday Barlamaanka Finland kana...

Germalka oo balanqaad u sameeyay Sweden hadii ay ku biirto NATO

0
Hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz ayaa carabka ku adkeeyay in hadii Sweden ay go'aansato in ay ku biirto NATO, ay heli doonto taageero buuxda oo Germany . Tani waxay...

War Xasaasi ah: Ruushka oo korontada ka jartay Finland

0
Shirkadda Korontada ee Ruushka ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay sahayda korontada ee Ruushka ilaa Finland, laga bilaabo kowdii habeenimo.  RAO Nordic, oo ah shirkad hoos...

Natiijo xasasi ah oo kasoo baxday baarista kiiska madaxweyne BIDEN

0
Waaxda caddaaladda ee Maraykanka ayaa sheegtay in madaxweyne Joe Biden uu gurigiisa si “ula kac ah” ugu haystay dukumiintiyo sir ah oo ay dawladdu...

Finland oo si cad ugu sheegtay Sweden in labada dal ay si wadajir ah...

0
Finland ayaa si cad ugu sheegtay Sweden in labada dal ay si wadajir ah u codsadaan xubinimada NATO, sida uu qoray wargeyska Expressen ee...

Hampalyo Dhalashada Sanadka Cusub ee Islamka 1443H

0
Shalay oo isniin aheyd waxaa dhashay sanadka cusub ee islaamiga ee 1443 Hijra oo ah taariikh-da umada islaamiga ah. Bahda Somaliska waxay idinkugu hampalyeyneysaa dhalashada...

Finland oo qaaday Xayiraada Saaran wadanka qeybo kamid ah

0
War lagu qoray Boga YLE ee Dalla Finaland ayaa lagu shaaciyay in Dowlada ay qaaday Xayiraada saaran wadanka isla markana Fududeysay qeyb kamid ah...

Finland oo soo bandhigtay Cabsida ay Qabto hadii ay ku biirto NATO

0
Finand ayaa bartilmaameed u noqon doonto dagaalka nuuca kombuyuutarrada Ruushka haddii ay dalbadaan xubinnimada NATO, sida uu sheega madaxweynaha dalkaas Sauli Niinistö. Niinistö ayaa tilmaamaya...

Finland oo kordhisay mudada uu wadanka xaniban yahay

0
Tallaabooyin lagu xakameynayo faafitaanka fayraska corona ayaa ka sii soconaya Finland isla waqtigaas, dawladda ayaa soo kordhineysa amaro Cusub oo dadweynaha ah. Dowladda Finland  ayaa...