Saturday, April 27, 2024

Sweden iyo Finland oo Caasimada Brussels kula kulmaya Madaxda NATO

0
Iyadoo lala xiriirinayo kulanka Wasiirada Arrimaha Dibadda NATO ee Arbacada, Xoghayaha Guud Jens Stoltenberg wuxuu sidoo kale la kulmi doonaa Wasiirada Arrimaha Dibadda ee...

Finland oo soo bandhigtay Waqtiga ay go’an ka gaareyso ku biirista NATO

0
Ra’iisul wasaaraha Finland Sanna Marin ayaa sheegtay in dalkeedu uu go’aan ka gaari doono xubinnimada NATO gu’ga, ka dib markii dowladda iyo baarlamaanka ay...

Finland oo soo bandhigtay Cabsida ay Qabto hadii ay ku biirto NATO

0
Finand ayaa bartilmaameed u noqon doonto dagaalka nuuca kombuyuutarrada Ruushka haddii ay dalbadaan xubinnimada NATO, sida uu sheega madaxweynaha dalkaas Sauli Niinistö. Niinistö ayaa tilmaamaya...

Finland ” Waxan ku biiri karnaa NATO iyadoo Sweden nala Socon”

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee Finland, Pekka Haavisto, ayaa sheegtay in Finland laga yaabo inay xubin ka noqoto NATO, xitaa haddii Sweden aysan sidaas samayn. Si kastaba...

Finland oo Sida Sweden diiday inay ku biirto Ururka NATO ” Lama joogo Xili...

0
Wasiirka difaaca ee Finland Antti Kaikkonen ayaa sheegay in aan la joogin waqtigii ku haboonaa ee dalku ku biiri lahaa NATO. Kaikkonen ayaa ku sugan...

Sweden iyo Finland oo dhoolatus ciidan oo wadajir ah ka sameeyay magaalada Gotland

0
Iyadoo uu dagaalku ka socdo dalka Ukrain labada dal ee deriska ah ee Finland iyo Sweden, ayaa magaalada Gotland ku qaban doona dhoolatus ciidan oo ay ka...

Golaha Culumada Midowga Yurub oo ku Dhawaaqay Maalinta Ramadaanka uu Bilaabanayo

0
Xoghaynta Guud ee Golaha Fatwada iyo Cilmi-baadhista Yurub ayaa soo saartay bayaan ay ku caddaynayso billowga bilaha Ramadaan iyo Shawaal, marka loo eego xisaabta Calenderka. Bayaanka...

Muranka u dhaxeeya Midowga Yurub ee Siyaasada Qaxootiga oo wali taagan

0
Jarmalka iyo Faransiiska ayaa isku dayaya in ay isku dubbaridaan dadaalkooda dib u habeynta siyaasadda magangalyada Yurub  , laakiin waxaa jira mucaaradad xooggan oo Midowga Yurub ka...

Dowlada Finland oo go’an Cusub kasoo saartay Xayiraadaha Saaran Dalkeeda

0
Dowladda Finland ayaa maanta ku dhawaaqday in ay qaadayso dhammaan xannibaadaha Corona ee dalka, laga bilaabo kowda bisha Maarso ee soo socota. Tani waxay ku timid Khudbadii...

Dowlada Finland oo Wax ka badashey Xayiraadaha Karantiilka ee Dalka ka jira

0
Finland ayaa dhintay mudada karantiilkeeda COVID ee ahaa 10 maalmood iyadoo ka dhigtay 5 maalin maamulka caafimaadka dadweynaha ayaa sidaas yidhi. Kala duwanaanshaha Omicron, "horumarka...