Monday, April 29, 2024

Denmark oo sheegtay in Madaxweynaha somaliya ka codsaday dib u celinta Qaxootiga Somaliya.

1
Sida ay qoreen warbaahinta gudaha Denmark Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa doonaya in Qaxootiga somalida ee ku nool Denmark in dib loogu celiyo dalkooda sida...

Ciid Wanaagsan Bahda Somaliska ku xiran Meelkasta oo aad Dunida ka joogtaan

1
Maamulka iyo Shaqaalaha warbaahinta somaliska ayaa bulshada ku xiran Somaliska waxay ugu hambalyeenayaan munaasibada Ciidul adxa. Guud ahaan umada Somaliyed waxay ka codsaneynaa in ay...

Denmark oo Xuduuda u furtay Dalka Sweden gaar ahaan Gobolka Skåne

0
Dowlada Denmark ayaa ugu danbeyn Xuduuda u furtay Gobolka Skåne oo ka tirsan dalka Sweden kaasi oo buuxiyay Sharuudaha Dowlada Denmark ku xirtay Xaduud...

Denmark oo Sadex Sano ku Xukumeysa Wadaadkii Furiin ka celiya Haweenka

0
Dowlada Denmark ayaa soo bandhigtay Hindise Cusub oo dhigaya in Sadex sano lagu Xukumo wadaadkii ama Imaamkii Furiin ka celiya Haweynkaa Islaamka ee Dalkaasi...

Eritrea kale oo isku Farasaaray Caasimada Denmark

0
Booliska Copenhagen ayaa saaka go'aan ku gaadhay in la sii daayo inta hadhay 67 qof oo xalay loo xidhay xaflad ka dhacday magaalada Amager...

Akhriso Sharci Cusub oo dhanka internetka oo Yurub ka dhaqan galaya hadii..

0
barlamaanka yurub ayaa wada qorsho wadamada yurub looga dhaqan galiyo sharci cusub kaasi oo adkeenaya in wararka siyaasada lagu baahiyo dhanka internetka iyagoo lacag...

Midowga Yurub oo Ansixiyay Sharci Cusub oo internet-ka Online-ka ah

0
Wadamada ku mideysan Midowga Yurub ayaa Sanadihii u danbeeyay waday qorsho Cusub oo lagu Xakameenayo Shirkadaha internetka iyo sidoo kale Dadka caadiga ee isticmaala...

Sawiro:- Turkiga oo Qaxootiga u Fasaxay Qaarada Yurub iyo Wadooyin Cusub oo loo furay

0
Kumanaan Muhaajiriin ah oo ku sugan dalka Turkey ayaa maanta u dhaqaaqay dhanka xuduudda dalkaas uu la wadaago Greece iyo Bulgaria, ayaga oo ku...

Corona oo dib ugu soo laabtay Denmark

0
Sida uu baahiyay Radiyaha Dowlada Denmark waxa la diiwaan galiyay tirada ugu badan ee xanuunka Corona tan iyo bishii May sida uu soo xigtay...

Mette Frederiksen oo ku guuleesatay Doorashada Denmark

0
Ra’isal wasaaraha dalka Denmark Mette Frederiksen, oo si dirqi ah ugu guulaysatay doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday Salaasadii, ayaa sheegtay inay boqoradda u...