Gudiga Midowga Yurub oo doonaya in la tirtiro Sharciga Dublin
Komishanka yurub ayaa raba inay tirtiraan xeerka Dublin isla markaana abuuraan nidaam magangalyo cadaalad ah oo masuuliyada daryeelida magangalyo doonka noqota mid is le'eg.
Waxaa...
Dowlada Iran oo Dalkeeda u diiday Safiirka Cusub ee Sweden
Iran ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda aysan u ogolaan doonin safiirka Sweden ee imaanaya dalka, sida ay qortay AFP.
Go’aankan ayaa yimid ka dib markii...
Denmark Haweynka Somalida ku nool oo la sheegay in aysan luuqada garaneyn..
Qaar ka mid ah dumarka Soomaalida Denmark, ayaa la sheegay ineey qabeen xaflad ay ugu dabaal dagayeen urur ay leeyihiin sanad guuradiisa.
Telefeyshinka dalkaas ayaa...
Sharci Cusub Denmark oo Basaboorka Muwaadinimo ku bixineysa in aad Salaanta ka qaado Mayarka...
madooneysaa in aad noqoto muwaadin Danish ah oo leh Basaboorka weyn ee dalkaasi waxaa qasab kugu ah in aad salaata ka qaado bulshada kale...
Toogasho lagu dilay Labo Qof oo Sweden kasoo jeeda oo ka dhacday Caasimada Copenhegan
Sida ay shaaciyeen Warbaahinta Caasimada Malmö Fiidnimadii Caawa ayaa rasaas lagu furay gaari sweden laga leeyahay oo ku sugnaa Caasimada Copenhegan.
Gaariga waxaa saarnaa labo...
Diyaaradan oo kaliya ayaa tagta Somaliya isbuuc walbo
Sida ay heleyso Warbaahinta Somaliska.com diyaarada Itoobiyan Airline ayaa ah diyaarada kaliya ee tagta Dalka Somaliya iyadoo marta Caasimada itoobiya ka hor inta aysan...
Denmark:- 418 Qof oo laga helay Xanuunka Coronavirus 48 saac ee lasoo dhaafay
24-kii saac ee la soo dhaafay , hey'adaha caafimaadka Denmark waxay diiwaangalisay 418 kiis oo cusub oo infekshanka corona sida lagu sheegay bayaankii ugu dambeeyay ee...
Qiimaha Gawaarida Korontada ku Shaqeysa oo hoos u dhacay
Qiimaha baabuurta naaftada iyo shidaalka ee la isticmaalo ayaa kor u kaca bishii Febraayo, halka qiimaha baabuurta korontada uu hoos u dhacay, sida lagu...
Akhriso Nuucyada Caafimaad Xumada uu keeno Xanaaqa..
Wargayska la yiraahdo European Heart Journal baa cadadkiisii soo baxay 4 March 2014 ku soo saaray, cilmi baadhis ay sameeyeen cilmi baadhayaal ka hawl...
Dorashada Barlamaanka Dalka Finland oo ka hartay mudo shan isbuuc ah oo kaliya.
waxaa socota ololaha xisbiyada Dalka Finland ugu jiraan doorashada barlmaanka Finland oo ka hartay mudo shan isbuuc oo kaliya iyadoo xisbiga Socialdemokraterna uu hogaaminayo...















