Home News in English Britta Nielsen oo lagu Xukumay 6 Sano iyo Bar Xabsi Ah Kadib...

Britta Nielsen oo lagu Xukumay 6 Sano iyo Bar Xabsi Ah Kadib Markii ay Qayaantay 159 Malyan

0

Britta Nielsen oo u dhalatay Dalka Denmark ayaa ugu danbeyn lagu xukumay Lix sano iyo Bar Xabsi ah kadib markii lagu helay danbi ah in ay lacag ka xaday Hay’ada Caawinta dadka danyarta ee Dalka Denmark.

Haweeneyda ayaa Hay’adan u shaqeeneysay Sanadkii 1993 ilaa 2018 bishii October markaasi oo lagu helay danbiga ah lacagaha ay ka qayaantay (socialstyrelsen).

Britta Nielsen ayaa maxkamada horteeda ka qirtay danbiga ay geesatay waxaana dhanka kale xukun lagu riday qaar kamid ah Qoyskeeda oo dambiga wax ka ogaa.

Xukunka Maxkada oo goobta laga aqriyay waxaa kamid ahaa in wixii Hanti ay leedahay Haweeneydan ay la wareegeyso Dowlada Denmark.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here