Wednesday, April 24, 2024

Somalida Denmark oo jawaab Falcelin ah ka bixisay warbixinta dhawan laga faafiyay..

0
inkastoo goor siihoreysay uu qirtay TV2 qaladka la xiriira warbixin dhawaan laga faafiyay somalida Denmark hadana somalida ayaa wada faafaahinta wanaaga ay qabtaan iyo...

Denmark oo soo bandhigtay tirada Qaxootiga ay Sharciga siisay sanadka 2018.

0
Dowlada dalka denmark oo sanadihii u danbeeyay sharciyada kala laabatay dad badan oo qaxooti ah ayaa soo bandhigtay tirada qaxootiga ay sharciga siisay sanadkan...

Dowlada Cusub ee Denmark oo ka laabatay Sharciga Qaxootiga lagu geenayo Jaziirada Lindholm

0
Sanadkii hore Dowlada Denmarka ayaa soo jeedisay Sharci cusub kaasi oo dhigaya in Dadka heesta Dambiyada iyo kuwa kale ee wadanka ka geesta dhibaatada...

Denmark oo Xuduuda u furtay Germany iyo Dad qaas ah oo loo ogolaaday

0
Dowlada Denmark ayaa xuduudeeda u furtay Wadanka Germany sida ay isku raaceen Dowlada iyo Xisbiyada kale ee qeybta ka ah Dowlada kadib heshiis dhacay...

Midowga Yurub oo isbadal ku sameenaya Sharciyada Qaabilaada Qaxootiga

0
Kaliya tiro ka mid ah wadamada xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa diyaar u ah inay qaabilaan magangalyo-doonka iyadoo taasi ay jirto Guddiga Yurub...

Nin Danish ah oo Dilay Xaaskiisa iyo Gabadh uu dhalay oo lagu dilay Turkiga

0
Sida ay sheegtay warbaahinta dalka Turkiga, muwaadin u dhashay dalka Denmark ayaa loo xiray dilka gabadhiisa oo todobo sano jir ahayd iyo xaaskiisii ​​hore...

Dayax Madoobaadkii ugu Waqtiga dheeraa oo Xalay ka dhacay Caalamka..

0
Inta badan dunidda waxaa xalay laga Arkay dayax Madoobaad , waxaana la sheegay in uu yahay Midkii ugu dheeraa ee Adduunka soo mara sanadyadii...

Dalka Finland oo noqday Dalka ugu farxada badan dunida.

0
Warbixinta farxadda dunida ee Qaramada Midoobey "World Happiness Report" oo soo baxday maanta ayuu dalka Finlaan sanadkana mar kale noqday dalka ugu farxada badan...

Shirka Qaxootiga Aduunka oo ka furmay Caasimada Switzerland

0
Shirka 70-aad ee hay’adda qaxootiga adduunka ayaa maanta ka furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland waxaana ka qeyb-galaya wafuud heer caalami ah. Shirka ayaa sanadkaan...

Denmark oo dib u soo celisay Qorshe lagaaga ceshanayo dhalashada Dalka

0
Dowlada Dalka Denarmk ayaa dib u soo celisay Hindise dhigaya in Sharciga dalka gaar ahaan dhalashada dalkaasi dib looga ceshanayo qofka heesta isla markana...