Home Wararka Denmark Danmark Fikrada Xisbiga socialdemokraterna ee Qaxootiga lagu mamnuucayo oo lagu tilmaamay mid...

Danmark Fikrada Xisbiga socialdemokraterna ee Qaxootiga lagu mamnuucayo oo lagu tilmaamay mid aan..

0

Dalka Danmark waxaa fikrad aan macquul aheyn lagu tilmaamay fakar ay soo jeediyeen xisbiga socialdemokraterna ee ku aadan dhanka Qaxootiga.

Fikradaasi ayaa dhigeysa in Qaaxootiga Dalkaasi iska dhiiba loo diro dhanka Wadamada Waqooyiga Afrika ku yaalla isla markana ku soo maraan kiisaskooda magangalyo.

Arintaasi waxaa ka dhashay muran xoogan waxana durba lasoo jeediyay in taasi aheyn wax macquul ah lakin waxaa dhici karta in ay noqoto siyaasada Yurub.

Qorshaha uu soo jeediyay Xisbiga ayaa loogu magacdaray ( “Rättvist och realistiskt”.)  oo ah cadaalad iyo dhab ahaan.

Go.ankaasi ay Damark ku mamnuuceyso qaxootiga isla markana afrika ugu direyso ayaa lagu tilmaamay mid aan macquul aheyn lakin ay dhab ka noqondoonaan wadamo badan oo Yurub ah.

Somaliska Danmark

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here