Home Wararka Denmark Corona oo dib ugu soo laabtay Denmark

Corona oo dib ugu soo laabtay Denmark

0

Sida uu baahiyay Radiyaha Dowlada Denmark waxa la diiwaan galiyay tirada ugu badan ee xanuunka Corona tan iyo bishii May sida uu soo xigtay TT taasi oo muujineysa in xanuunka uu dib ugu laabtay denmark.

Maalinta Khamiista ayaa la diiwaan galiyay 91 qof halka arbacada la diiwaan galiyay 57 qof waana tirada number ee ugu badan oo laga diiwaan galiyo tan iyo bishii may,

goobaha sida aadka uu xanuunka ugu faafay waxaa kamid ah goobaha lagu gowraco xoolaha halkaasi oo 32 qof laga helay xanuunka corona iyadoo 100 kale loo diray guryahooda kadib tijaabi caafimaad oo laga qaaday.

Xanuunka Corona ee ku soo laabtay Denmark ayaa imaanaya iyadoo dowlada ay shalay ku dhawaaqday in dalkeeda u furtay guud ahaan Gobolada Dalka Sweden.

Somaliska Copenhegan

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here