Monday, April 29, 2024

Denmark oo 16 qof u ganaaxday xirasho la’anta marada Afka

0
Dowlada Denmark ayaa dhawaan soo saartay Sharci dhigaya in marada Afka lagu xirto ay dadka xirtaan xiliga ay raacayaan gadiidka dadweynaha go'anka ayaana yimid...

Muwaadin Somali ah oo lagu Dilay Caasimada Denmark ee Copenhagen

0
Wararka laga helayo dalka Denmark ayaa sheegaya in muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay magaalada Copenhagen ee caasimadda u ah dalkaas. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Rabiile...

Denmark Haweyney Somalia ah oo sheegay in ay ka badbaaday Musaafurin..

0
Saynab Iimaan Shiikhaalow oo ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Denmark ayaa shaacisay inay dhow jeer ka badbaaday qorshe ay Saraakiisha Socdaalka ee dalkaasi ku...

Barlamaanka Denmark oo ansixiyay Sharci Cusub oo quseeya Qaxootiga Dalkeeda.

0
Baarlamaanka dalkaasi waxa uu ansixiyey Sharci Cusub oo Jesiirad Shaybaar u ahayd Doofaarka laga dhigo Xarun lagu hayo Muhaajiriinta Dembiyadda gala iyo kuwa diidan...

Qarax ka dhacay Caasimada Denmark ee Copenhagen

0
Boliska dalkaa waxay sheegeen inuu qarax xooggan ka dhacay meel ku dhow Xafiiska Canshuuraha oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Kobanhagen (Copenhagen). Qaraxaasi ayaa waxa...

Midowga Yurub oo shaaciyay Tirada Dadka uga dhintay Xanuunka Corona

0
Wadamada midowga yurub ayaa shaaciyay tirada Dadka ugu dhintay Xanuunka corona tan iyo markii uu xanuunka soo gaaray Qaaramada Yurub. Tirada dhimashada ee lagu soo...

Waxa uu noqday Muwaadin Swidhish ah Rasmus Baludan oo ku Caanbaxay Gubista Quraanka

0
Siyaasiga Xagjirka Daanishka ee Rasmus Paludan wuxuu noqday muwaadin Iswidish ah. Wuxu sheegay inuu rajaynayo inuu hawlo badan ka qaban karo Sweden, sida ay...

Qarax ka dhacay Caasimada Copenhagen, Booliska oo ka warbixiyay

0
Subixii hore ee sabtida, dadka ku nool Caasimada Copenhagen ayaa ku soo toosay jugta Qarax xoogan kaasi oo laga maqlay nawaaxiga halka uu ka...

Denmark oo Musaafurin ku Xukuntay Wiil Somali ah oo lagu heesto..

0
Maxkamad ku taalla Magaalada Aalborg ee Dalka Denmark ayaa xukun la Xiriira go. an Musaafurin ku xukuntay Wiil Somali ah. warbaahinta Dalka Denmark ayaa baahisay...

Denmark oo Qaxootiga Suuriya u diiday Sharci Cusboneysiinta kuna wargalisay in ay Celineyso

0
Dowlada Denmark gaar ahaan laanta Socdaalka ayaa diiday in ay Sharciga u Cusboneysiiso Dadka Sharcigooda ku meel gaarka uu ka dhacay ee kasoo jeeda...