Friday, April 26, 2024

Denmark oo Xuduuda u furtay Dalka Sweden gaar ahaan Gobolka Skåne

0
Dowlada Denmark ayaa ugu danbeyn Xuduuda u furtay Gobolka Skåne oo ka tirsan dalka Sweden kaasi oo buuxiyay Sharuudaha Dowlada Denmark ku xirtay Xaduud...

Denmark oo Sadex Sano ku Xukumeysa Wadaadkii Furiin ka celiya Haweenka

0
Dowlada Denmark ayaa soo bandhigtay Hindise Cusub oo dhigaya in Sadex sano lagu Xukumo wadaadkii ama Imaamkii Furiin ka celiya Haweynkaa Islaamka ee Dalkaasi...

Eritrea kale oo isku Farasaaray Caasimada Denmark

0
Booliska Copenhagen ayaa saaka go'aan ku gaadhay in la sii daayo inta hadhay 67 qof oo xalay loo xidhay xaflad ka dhacday magaalada Amager...

Akhriso Sharci Cusub oo dhanka internetka oo Yurub ka dhaqan galaya hadii..

0
barlamaanka yurub ayaa wada qorsho wadamada yurub looga dhaqan galiyo sharci cusub kaasi oo adkeenaya in wararka siyaasada lagu baahiyo dhanka internetka iyagoo lacag...

Midowga Yurub oo Ansixiyay Sharci Cusub oo internet-ka Online-ka ah

0
Wadamada ku mideysan Midowga Yurub ayaa Sanadihii u danbeeyay waday qorsho Cusub oo lagu Xakameenayo Shirkadaha internetka iyo sidoo kale Dadka caadiga ee isticmaala...

Sawiro:- Turkiga oo Qaxootiga u Fasaxay Qaarada Yurub iyo Wadooyin Cusub oo loo furay

0
Kumanaan Muhaajiriin ah oo ku sugan dalka Turkey ayaa maanta u dhaqaaqay dhanka xuduudda dalkaas uu la wadaago Greece iyo Bulgaria, ayaga oo ku...

Corona oo dib ugu soo laabtay Denmark

0
Sida uu baahiyay Radiyaha Dowlada Denmark waxa la diiwaan galiyay tirada ugu badan ee xanuunka Corona tan iyo bishii May sida uu soo xigtay...

Mette Frederiksen oo ku guuleesatay Doorashada Denmark

0
Ra’isal wasaaraha dalka Denmark Mette Frederiksen, oo si dirqi ah ugu guulaysatay doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday Salaasadii, ayaa sheegtay inay boqoradda u...

Midowga Yurub oo doonaya in la yareeyo lacagta ku baxda Caawinta Qaxootiga..

0
madama wadanka ingariiska uu ka baxayo Midowga yurub waxaa socota qorsho midowga yurub ay ku yareenayaan lacagta ay ku bixiyaan qaxootiga u soo socda...

Dowlada Denmark oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga Somalida ee Sharciga laga ceshay iyo Sababta.

0
Hay.ada laanta socdaalka Dalka Denmark ayaa soo bandhigtay tirada Qaxootiga somalida ee sanadkan laga ceshtay sharciga dalka Denmark. Sida ay Hay.ada soo bandhigtay ku dhawaad...