Friday, April 26, 2024

Denmark oo lagu gubay Quraanka Kariimka, xili Wali ay Xiisad jirto

0
Wasaaradda arrimaha dibadda Ciraaq ayaa cambaareysay falka lagu gubay Quraanka meel ka baxsan safaaradda Ciraaq ee caasimadda Denmark ee Copenhagen. “Wasaaradda arrimaha dibadda waxay si...

Muslimiinta Soogalootiga Ayaa Qatar Weyn ku abuuray Sweden” Hogaamiyaha SD

0
Guddoomiyaha guddiga cadaaladda ee baarlamaanka Sweden, kana tirsan xisbiga Sverigedemokraterna, Richard Jomshoff , ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in joogitaanka...

Weerar ka dhacay Masaajid ku yaalla Dalka Denmark oo Qasaaro ka dhashay

0
Nin 75 jir ah ayaa dhintay ka dib markii uu mindi lagu weeraray masaajid ku yaala magaalada Odense ee dalka Denmark. Nin 70 jir...

Muwaadin Somali ah oo lagu Dilay Caasimada Denmark ee Copenhagen

0
Wararka laga helayo dalka Denmark ayaa sheegaya in muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay magaalada Copenhagen ee caasimadda u ah dalkaas. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Rabiile...

Waalidiinta oo loo kordhinayo Maalmaha Fasaxa ee Halka Mar Waalidiinta Qaadan karaan

0
Xisbiyada Dhisay Dowlada oo garab ka helaya Xisbiga Midig Fog ee Sverigedemokraterna ayaa ku heshiiyay in la kordhiyo Maalmaha laba laamba ee loo yaqaano...

Barlamaanka Midowga Yurub oo Haa ugu Codeeyay Heshiiska Cusub ee Magangalyodoonka

0
Barlamaanka Midowga Yurub ayaa haa ugu codeeyay Siyaasada Cusub ee Dadka Magangalyodoonka. Sharciga Cusub ee Wadamada Midowga Yurub oo ka kooban dhoor Qodob ayaa waxaa...

Khatar Argagixiso oo ka jirta Denmark Sida uu sheegay Booliska

0
Khatarta argagixisanimo ee ka dhanka ah Danmark waa mid halis ah, waxayna ku jirtaa heerka labaad ee ugu khatarta badan marka loo eego cabbir...

Labo Dhalinyaro ah oo lagu Dilay Caasimada Denmark, Booliska oo ka hadlay Dilka

0
Booliska Denmark ayaa sheegay in wiil 17 jir ah iyo wiil 18 jir ah ay ku dhinteen Toorey kadib markii ay lagu weeraray xaafada...

Wasiir ka tirsaa Denmark oo lagu eedeegay Inuu Faafiyay Xogta Qaranka

0
Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Denmark, Claus Hjort Frederiksen, ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu gudbiyay xog sir ah. Arintan ayaa dhacday ka dib markii...

Sweden oo Noqotay Dalka ugu Xun Dalalka Scandinavian-ka Dhanka Musuq-maasuqa

0
Dalka Iswiidan ayaa dib uga dhacay qiimeynta sanadlaha ah ee la dagaalanka musuqmaasuqa ee Transparency International. Dalkan ayaa kaalinta shanaad ka galay Singapore,waxana uu hoos...