Denmark oo Sharciyo soo rogtay iyo Ganaax lagu muteesanayo hadii aad jabiso
Dowlada Denmark oo la tacaaleysa Xaalada Corona ee dib ugu soo laabtay Dalka ayaa shaaca ka qaaday sharci dhigaya Saqda dhexe ee habeenkii dadka...
Norway oo Caasimada Denmark ku dartay liiska goobaha halista ah ee Corona Sharcina kasoo...
Wasiirka Caafimaadka Norway ayaa xaqiijiyay in Dalal ka tirsan Yurub ay ku dareen liiska goobaha halista ah ee aan la booqan karin waxaana goobaha...
Midowga Yurub oo diiday Aqoonsiga Doorashada ka dhacday Wadanka Belarus
Midowga Yurub ayaa soo saaray go'an ay ku diideen aqoonsiga Dowlada Belarus iyo doorashada halkaasi ka dhacday 9 bishan Agoosto taasi oo lagu tilmaamay...
Norway iyo Denmark oo soo kordhiyay Sharciyo Cusub oo Corona la xiriira
Dowlada Norway iyo Denmark ayaa soo kordhiyay Sharciyo Cusub oo la xiriira xaalada Corona ee dib ugu soo laabtay dalalkan labada dal ayaana isbuucan...
Ruushka oo soo saaray talaalka rasmiga ee Convid 19 isagoo soo bandhigay
Dowlada Ruushka gaar ahaan Wasaarada Caafimaadka ee Dalkaasi waxay soo bandhigtay talaalka Cudurka Convid19 kaasi oo lagu tijaabiyay dadkii ugu horeeyay laguna guuleestay sida...
Corona oo dib ugu soo laabtay Denmark iyo Cabsi laga qabo in dib loo...
Dowlada Denmark ayaa bilowday dagaal ay la galeyso Xanuunka Corona oo dib ugu soo laabtay Wadanka waxana Dowlada xooga saareysa in wadanka aanan dib...
Daawo Barnaamijka Tixraaca Somaliska iyo Qodobo muhiim ah oo aan ku soo qaadanay
Daawo Barnaamijka Tixraaca Somaliska iyo Qodobo muhiim ah oo aan ku soo qaadanay.
https://youtu.be/Rd49wV7NJYc
Corona oo dib ugu soo laabtay Dalka Denmark iyo kiisas Cusub oo la diiwaan...
sida ka muuqata Caasimada Labaad ee ugu weyn Dalka Denmark ee Aarhus waxaa halkaasi dib ugu soo laabtay Xanuunka Corona iyadoo laaga diiwaan galiyay...
Corona oo dib ugu soo laabtay Denmark
Sida uu baahiyay Radiyaha Dowlada Denmark waxa la diiwaan galiyay tirada ugu badan ee xanuunka Corona tan iyo bishii May sida uu soo xigtay...
Dowlada Somaliya oo soo saartay Waqtiga dib loo furayo Duulimaadka Caalamiga
Golaha wasiirrada JFS ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay ku ogolaadeen in dib loo furo dhammaan adeegyadii loo hakiyay sababo la xariira...