Friday, March 29, 2024

Midowga Yurub oo isbadal ku sameenaya Sharciyada Qaabilaada Qaxootiga

0
Kaliya tiro ka mid ah wadamada xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa diyaar u ah inay qaabilaan magangalyo-doonka iyadoo taasi ay jirto Guddiga Yurub...

Gudiga Midowga Yurub oo doonaya in la tirtiro Sharciga Dublin

0
Komishanka yurub ayaa raba inay tirtiraan xeerka Dublin isla markaana abuuraan nidaam magangalyo cadaalad ah oo masuuliyada daryeelida magangalyo doonka noqota mid is le'eg. Waxaa...

Denmark oo dib u soo celineysa Xanibaadyada saarnaa wadanka Madama Kiisaska Corona ay kordheen

0
83 ka mid ah 98 ka degmo ee Danmark, waxaa ku soo kordhay Kiisaska Corona toddobaadyadii dhawaa, dhakhaatiirtuna waxay ka dhawaajiyeen. Isniintii in Xanibaadaha...

Kalkaaliso u dhalatay Danmark oo labo mar laga helay Xanuunka Corona

0
Kalkaaliye caafimaad oo danmark u dhalatay  ayaa ka mid noqotay Dadka uu labada jeer ku dhacay cudurka loo yaqaan 'covid-19'. 41 jirkan ayaa xanuunsatay...

Malmö:- Kacdoon ka dhashay Quraanka Kariimka oo lagu gubay Xaafada Rosengård

0
Kadib markii magaalada Malmö kitaabka quraanka lagu gubey maalintii jimcaha ayey dad gaaraya 300 oo qof isugu yimaadeen Amiralgatan iyagoona xayiray gaadiidka iyo isku...

Denmark oo 16 qof u ganaaxday xirasho la’anta marada Afka

0
Dowlada Denmark ayaa dhawaan soo saartay Sharci dhigaya in marada Afka lagu xirto ay dadka xirtaan xiliga ay raacayaan gadiidka dadweynaha go'anka ayaana yimid...

Denmark oo Sharciyo soo rogtay iyo Ganaax lagu muteesanayo hadii aad jabiso

0
Dowlada Denmark oo la tacaaleysa Xaalada Corona ee dib ugu soo laabtay Dalka ayaa shaaca ka qaaday sharci dhigaya Saqda dhexe ee habeenkii dadka...

Norway oo Caasimada Denmark ku dartay liiska goobaha halista ah ee Corona Sharcina kasoo...

0
Wasiirka Caafimaadka Norway ayaa xaqiijiyay in Dalal ka tirsan Yurub ay ku dareen liiska goobaha halista ah ee aan la booqan karin waxaana goobaha...

Midowga Yurub oo diiday Aqoonsiga Doorashada ka dhacday Wadanka Belarus

0
Midowga Yurub ayaa soo saaray go'an ay ku diideen aqoonsiga Dowlada Belarus iyo doorashada halkaasi ka dhacday 9 bishan Agoosto taasi oo lagu tilmaamay...

Norway iyo Denmark oo soo kordhiyay Sharciyo Cusub oo Corona la xiriira

0
Dowlada Norway iyo Denmark ayaa soo kordhiyay Sharciyo Cusub oo la xiriira xaalada Corona ee dib ugu soo laabtay dalalkan labada dal ayaana isbuucan...