Thursday, January 29, 2026

Ruushka oo ku wargeliyay Mareykanka dhoolatuskiisa Nukliyeerka

0
Ruushka ayaa ku wargeliyay Mareykanka in wadanku uu qorsheynayo dhoolatuska Nukliyeerka, sida ay xaqiijiyeen mas'uuliyiinta Mareykanka. Ogeysiinta noocaan ah ayaa lagu gaaray heshiisyo hore u...

Joe Biden oo qaatay Talaal kale oo ku Cusub Dunida

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa lagu tallaalay tallaalka corona oo la cusboonaysiiyay. 79-jirkan ayaa ku booriyay malaayiin Mareykan ah oo aan helin tallaalka, kaas oo...

Doorashada Barlamaanka Denmark oo bilaabaneysa November 1.

0
Danmark ayaa dooranaysa baarlamaan cusub 1da Nofeembar. Qaybo badan oo ka mid ah siyaasada deenishka ayaa la mid ah kuwa lamid Norway, laakiin waxaa sidoo...

Go’an laga gaaray Qeyb kamid ah Dhalmada Haweenka Uurka leh

0
Haweenka doonaya in ay gurigooda ku dhalaan   , ma heli doonaan fursad ay ku helaan dhalmada lacag la’aan ah, Isbitaalka Jaamacadda Karolinska ayaa doortay in...

Dadka iibsada Jaakada Xabada aan karin oo ku soo badanaya Eskilstuna

0
Tirada dadka iibsanaya jaakada difaaca oo ku soo badanaya magaalada Eskilstuna sida uu sheegay TV-ga Sweden. Korodhkan ayay boolisku sheegeen in ay sabab u tahay kor...

Wiil Somali ah oo labo Qof ku dilay Dalka Germalka

0
Wiil Somali ah ayaa labo qof ku dilay Magaalada Ludwigshafen ee Dalka Germalka sida ay xaqiijiyeen Booliska Dalkaasi. Booliska ayaa warbixintiisa ku sheegay in Wiilka...

Rishi Sunak oo noqday Raisal Wasaaraha Cusub ee UK

0
Xogahayahii hore ee Arimaha Maaliyadda  Britain ee horay looga adkaaday in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha UK Rishi Sunak  ayaa loo doortay markaan inay noqdo...

Dalka Sweden:- Haweeney u dhimatay Weerar uu ku qaaday Ey,

0
Haweeney ayaa dhimatay kadib markii uu Ey ku weeraray magaalada Robertsfors ee gobolka Västerbotten ee dalka Sweden, sida uu qoray wargeyska Expressen. Booliska ayaa helay...

Dowlada Sweden oo Kordhineysa Waqtiga lagu helo Lacagta Kaalmada Dheerriga ee Guryaha

0
Dowlada Sweden ayaa Qorsheeneysa inay kordhiso Waqtiga lagu Helayo Lacagta kaalmada ee dheeriga taasi oo Dowlada ugu tala gashay Qoysaska dagan guryaha ee laga...

Ruushka oo bur-buriyay Bakhaaro Shidaal oo Ukraine ku yaalla

0
Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa sheegtay in Ruushka uu burburiyay bakhaar uu ku jiray 100,000 oo tan oo shidaal ah oo ku yaalla bartamaha...