Friday, March 29, 2024

Ruushka iyo Ukraine oo midba midka kale ku eedeyay weerarrada lagu qaaday xarumaha tamarta...

0
Ruushka ayaa ku eedeeyay ciidamada Ukraine inay weerareen xarunta tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhya, Ukraine ayaa ku eedeysay Ruushka inuu weeraro ka geystay meel u...

Haweenka Qaada Uurka badan ee Ajaanibta ayaa ka hortageynaa ” Hindise Cusub”

0
Haweenka ku nool Dalka Sweden isla markana dhala caruurta badan ayaa noqotay dooda u dhaxeysa Xubnaha siyaasiyiinta ee matala Lövgärdet. Siyaasiyiinta Deegaanka ayaa isku raacay...

Taiwan oo ka hadashey Dhoolatuska Chinaha iyo Dagaalka Labada Dal

0
Milatariga Taiwan ayaa sheegay in tiro badan oo diyaarado iyo maraakiib Shiinees ah oo ka qeyb qaadanaya dhoolatus militari ay u muuqdeen kuwo isku...

Giriiga oo Muwaadin Ruushka u dhashay ku wareejiyay Dalka Mareykanka

0
Dowlada Giriiga ayaa u gacan galisay Maraykanka nin u dhashay dalka Ruushka oo lagu eedeyay inuu lacago sharci daro ah sameeyay kadib markii laga...

Shiinaha oo diyaarinaya duulaan suurtagal ah oo uu ku qaado Jasiirada Taiwan

0
Cadhada Shiinaha ee ka dhalatay booqashadii Nancy Pelosi ee Taiwan ayaa laga yaabaa inay isu bedesho iska horimaad militari. Digniintu waxay ka timid geopolitics sida...

Warbaahinta Shiinaha oo tabineysa in Gantaallo lagu garaacay Taiwan

0
Gantaalada Shiinaha ayaa lagu garaacay Taiwan intii uu socday dhoolatuska milatari ee Shiinaha uu ka sameeyay jasiiradda, sida ay ku warrantay warbaahinta Shiinaha. Meng Xiangqing,...

Shiinaha oo cunaqabatayn kusoo rogay Haweeneyeda Pelosi

0
Maamulka Shiinaha ayaa soo rogi doona cunaqabateyn ka dhan ah hogaamiyaha Aqalka Wakiilada Mareykanka, Nancy Pelosi. ee ku aadan booqashadeedii Taiwan horaantii usbuuca. Sidaa waxaa sheegtay...

Qarax lala beegsaday guri dabaq ah oo ku yaala Malmö

0
Qarax xooggan ayaa goor barqo ah laga maqlay xaafadda Peresburg ee magaalada Malmö.  ooliska Sweden ayaa sheegay in qarax lala beegsaday albaabka laga galo dhismo...

koror weyn oo ku yimid qiimaha cuntada ee Sweden tan iyo Sideetamaadkii

0
 Qiimaha cunnada ayaa kor u sii kacaya ilaa heerar cusub oo Iswiidhan ah, kaas oo bishii Luulyo la diiwaan geliyay kororkii ugu badnaa ee...

Hoggaamiyaha xisbiga Moderatka oo Xisbiga SD ku amaanay dhanka Socdaalka

0
Hoggaamiyaha xisbiga Konserfatifka, Ulf Kristerston, ayaa dawlad uu hoggaamiyo xisbigiisu u arkay inay tahay beddelka keliya ee lagu kalsoonaan karo. Waxa uu khudbad uu ololaha...