Sunday, November 16, 2025

Xisbiga Socialdemokraterna oo dhaliilay Tilaabo ay Dowlada Cusub Qaaday oo horay u balan-qaadin

0
 Shalay, Arbacadii, dawladdu waxay soo bandhigtay xirmo cusub oo militari iyo taageero bini'aadantinimo oo loogu talagalay Ukraine, oo ay ku jiraan nidaamka difaaca hawada.  Kahor...

Dhamaadka Isbuuca oo Baraf laga Filayo Stockhom iyo Götenborg

0
Khabiirka   saadaasha hawada ee SMHI ayaa saadaaliyay in magaalada Göteborg ee galbeedka dalka iyo caasimadda Stockholm uu baraf ka da’i doono dhammaadka usbuuca. "Waxaa jiri...

Sharciga Deganaansha Rasmiga ee Sweden Dadka heesta oo Mid ku meel gaar loogu badali...

0
Dalka Sweden waxaa la wareegay Dowlad garabka Midig ah waxana lasoo saaray sharciyo Cusub kuwaasi oo horay dalka ugu jirin. Garabyada midig ayaa doonaya in...

Barlamaanka Sweden oo u Cadeeyay Shari Cusub oo Dood badan abuuray

0
Baarlamaanka dalka Sweden ayaa cod u qaaday in wax laga bedelo dastuurka dalka Sweden oo lagu ciqaabayo basaaska ajnabiga ah, iyadoo lagu dhaliilayo inuu xadgudub ku...

Sweden oo Nidaamka Liidka Diyaaradaha ugu deeqday Ukraine

0
Wasiirka Difaaca Paul Jonsson ayaa shaaca ka qaaday in Sweden ay u diri doonto dalka Ukrain habab liddi ku ah diyaaradaha , wuxuuna wasiirku shir jaraa’id oo uu...

Qeybinta Qaxootiga ee Degmooyinka oo isbadal lagu Sameenayo Sida Dowlada Sweden Sheegtay

0
Dowladda ayaa ku dhawaaqday in ay dib u eegis ku sameyn doonto qaabka ay hey’adda socdaalka ugu qeybineyso qaxootiga gobollada dalka, si loo tixgeliyo...

Ururka NATO oo Shir ka yeelanaya Gantaalka ku soo dhacay Dalka Poland

0
NATO ayaa saaka yeelanaysa shir degdeg ah kadib markii shalay gantaal uu ku dhacay tuulo ku taal Poland .  Xoghayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg iyo safiirada...

Dowlada Sweden oo soo Jeedisay Sharci Cusub oo Dadka Magan-galyo doonka Quseeya

0
Baaritaan cusub oo ay sameysay dowladda Sweden ayay ku soo jeedisay in dadka magan-galyo doonka ah ee Sweden ku nool ay ku noolaadaan guryo...

Tirada Dadka laga Eryay Shaqada oo korortay Sweden

0
Iyadoo heerka shaqo la'aantu ay sii socoto hoos u dhaca, tirada shaqaalaha ee helay ogeysiisyada shaqo ka joojinta ayaa si aad ah u kordhay...

Norway oo Qiimo Dhimis ku Sameesay Kaarka Gadiid ee Bisha la jarto

0
Bisha soo socota waxaad ku iibsan kartaa kaadhka billaha ah ee Oslo 500 . Iyada oo la dhimay boqolkiiba 40, siyaasiyiintu waxay rabaan inay...