Monday, July 7, 2025

Wasiirka Cadaalada Norway oo Laanta Socdaalka UDI ka diiday Sharci Cusub oo Magangalyodoonka ah

0
Hogaanka socdaalka ee UDI-da ayaa rabta in ay wax ka badasho sharciga magangalyada Norway oo ay siiso Sharciga dhamaan dumarka Afgaanistaan, balse waxaa diiday...

Barlamaanka Midowga Yurub oo Haa ugu Codeeyay Heshiiska Cusub ee Magangalyodoonka

0
Barlamaanka Midowga Yurub ayaa haa ugu codeeyay Siyaasada Cusub ee Dadka Magangalyodoonka. Sharciga Cusub ee Wadamada Midowga Yurub oo ka kooban dhoor Qodob ayaa waxaa...

Khatar Argagixiso oo ka jirta Denmark Sida uu sheegay Booliska

0
Khatarta argagixisanimo ee ka dhanka ah Danmark waa mid halis ah, waxayna ku jirtaa heerka labaad ee ugu khatarta badan marka loo eego cabbir...

Hakad weyn oo ku yimid isu socodkii basaska ee koonfurta Stockholm

0
Dhowr waddo oo bas ah ayaa la hakiyay koonfurta Stockholm taasoo ka dhalatay baraf xooggan oo da'ay. Jidadka basaska ee Handen, Jordbro iyo Tyresö ayaa...

Sideed Qof oo loo Xiray Weerar argagixiso oo ka dhacay Dalka Belgium

0
Siddeed qof ayaa lagu xiray Flanders iyo Brussels kuwaas oo lala xiriirinayo kiisas argagixiso oo la qorsheeyay, sida uu qoray wargayska Le Soir. Ka dib...

Lacagta Kaalmada Guryaha oo loo kordhiyay Waalidka Heysta Caruurta Badan Sida Dowlada Sheegtay

0
Dowlada Sweden ayaa sheegtay in kaalmada Guryaha ee loo yaqaano Bostadbidrag loo kordhinayo Waalidka heysta Caruurta badan. Kaalmada Guryaha ayaa aheyd boqolkiiba 25 Percent Waxana...

Mareykanka oo Sheegay in Shiinaha uusan Dhex Dhexaad ka Aheyn Xaalada Ukraine

0
Dowlada Mareykanka ayaa Sheegtay in Dalka Shiinaha uusan Dhex Dhexaad ka Aheyn Xaalada Ukraine. Vladimir Putin iyo Xi Jinping ma aysan sheegin wax noo horseedaya...

Ku Dhawaad 140 Qof oo lagu xiray Dalka Faransiiska’ Banaan-baxyo ka socda Dalkaasi

0
Booliiska magaalada Paris ayaa xiray in ka badan 140 qof kadib markii mudaaharaadyo kale ay dhaceen. Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa ballan qaaday in la...

Jama Omar ” Eyda ku nool Sweden ayaa ka Qiimo badan Caruurteena”

0
Jama Omar ayaa wiil uu dhalay ku waayey shil toogasho ah sanad iyo bar ka hor, ayaa ilaa iyo hada aysan jirin cid lagu...

Finland oo ugu horeysa Wadamada ugu Farxada badan Adduunka

0
Dalka Iswiidan ayaa markii ugu horeysay dhowr sano ka dib ku soo baxday liiska dadka ugu farxada badan aduunka. Wadamada Waqooyiga Yurub ayaa weli ah...