Home Wararka Caalamka Dowlada Sweden oo Dhimeysa Lacagta Canshuurta ee Sanadkii

Dowlada Sweden oo Dhimeysa Lacagta Canshuurta ee Sanadkii

0

Dawladdu waxay dhawaan soo jeedin doontaa in laga dhimo cashuurta shaqada hindiseheeda miisaaniyada deyrta, sida lagu sheegay xog uu daabacay telefishinka Sweden.

Sida xogta lagu sheegay, soo jeedintu waxay la macno tahay in la dhimo canshuurta 14,000 oo karoon sanadkiiba booliiska iyo kalkaalisada, tusaale ahaan. Wadarta kharashka dhimista ayaa lagu qiyaasay 11 bilyan oo karoon.

10-ka subaxnimo ee maanta, ra’iisul wasaare Ulf Kristershon ayaa shir jaraa’id la qaban doona wasiirka maaliyadda Elisabeth Svantesson si ay ugu dhawaaqaan soo jeedinta.

Waxayna dhinacyadii heshiiska “Tido” ku heshiiyey, sida uu dhigayo xukuumadda, waxay ku heshiiyeen in laga jaro cashuurta shaqaalaha oo ka badan tii uu tilmaamayo gu’gii hore.

Xigasho: www.svt.se

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here