Antony Blinken oo booqasho ku gaaray Caasimada China ee Beijing
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa gaaray magaalada Beijing, diblumaasigii ugu horreeyay ee Mareykan ah oo booqda Shiinaha shan sano gudahood, iyadoo...
Shan Gabdhood oo Somali ah oo Gaari la Jiirsiiyay Xili ay ku jireen Farxadooda...
Dhacdo aad uga argagaxeen Soomaalida kunool dalka Mareykanka ayaa ka dhacday gobolka Minnesota , kaddib markii nin burcad ah oo ka baxsanayay booliiska uu...
Finland oo yeelatay Dowlad garabka Midig ah, Xaalka Qaxootiga oo adkaanaya
madaxa xisbiga isbahaysiga Finland, ayaa maanta ku dhawaaqay dawlad cusub oo dalkiisa laga dhisayo , oo ka kooban afar xisbi oo uu ku jiro xisbiga midigta fog ee...
Fasaxa Waalidka oo isbadal lagu Sameenayo, Qaraabada iyo Walaalada oo ku biiraya Xanaanada ilmaha
Wasiirka Caymiska Bulshada ee Sweden Anna Tenne ayaa ku dhawaaqday qorshe wax looga beddelayo nidaamka fasaxa waalidka, taasoo ka dhigaysa mid dabacsanaan leh, taas...
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Finland oo ku dhawaaqay Dowladiisa Cusub
Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Finland Petteri Orpo ayaa fiidnimadii Khamiista ku dhawaaqay in dowladda cusub ee Finland ay diyaar tahay, lana soo bandhigi doono...
ku dhawaad 15 Qof oo ku dhimatay Dalka Canada sida Booliska uu sheegay
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay kadib markii tareen uu ku dhacay bas ay saarnaayeen dad u badan dad da’ ah oo marayey...
Qoysaska ku nool Xaafadaha Nugul oo loogu baaqay inay ka guuraan, Cilmi-baaris
Xaafadaha ku dhow dhow magaalooyinka waaweyn ee dalka Sweden, gaar ahaan kuwa lagu tilmaamo kuwa daciifka ah, ayaa waxaa laga dareemayaa sare u kac...
Germalka oo Xukun ku riday Nin Somali ah oo geestay Fal ku naadir ah...
Nin Soomaali ah oo 27 sano jir ah ayaa lagu xiray magaalada Halberstadt ee gobolka Sachsen-Anhalt ee dalka jarmalka ka dib markii lagu eedeeyey...
Somali ku jirta ku dhawaad 100 Qof oo ku dhimatay Dooni ku dagtay Xeebaha...
Wararka ka imaanaya dalka Giriiga ayaa sheegaya in ay degtay doon nuuca kaluumeesiga ah oo waday muhaajiriin badan oo kasoo safray dalka Turkiga, kuwaa...
Maxkamada Racfaanka Sweden oo diiday go’anka Booliska uu ku diiday Quraan Gubista
Shalay oo isniin ah ayay maxkamada racfaanka ee dalka Sweden ayaa ku gacan saydhay go’aankii booliiska ee ahaa in ay joojiyeen ogolaanshiyaha in lagu gubo...