Sheekada Wiilkan sida loo shirqoolay,kadibna muuqaalkiisa baraha bulshada lagu baahiyay isaga oo ay Haween...
Maalmo ka hor waxaa baraha bulshada aad loogu faafiyey muuqaal ay haween garaacaya ka duubeen wiil dhalinyaro ah oo shukaansi u aaday gabar degan...
Qaramada Midoobey oo dalbatay xabad joojin degdeg ah oo laga sameeyo Qasa
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay qaraar aan dhaqan gelin oo lagu dalbanayo xabbad-joojin bini'aadantinimo oo degdeg...
Sharuudaha Sharciga Deganaashaha ee Shaqooyinka iyo Dadka uu Qabanayo
Dhawaan Dowlada gaar ahaan laanta Socdaalka ayaa sharuud ku xirtay in qofka dalbanaya Sharciga Deganaanshaha lagu xiro sharuudo adag oo dhanka mushaharka ah taasi...
Shan Qof oo ku dhimatay Shil uu geestay Wiish oo ka dhacay Sundbyberg
Shan qof ayaa dhimatay kadib markii wiish uu ku soo dhacay meel dhismo ah oo ku taal Sundbyberg shalay, sida uu xaqiijiyay xafiiska xeer...
Xuutiyiinta Yemen oo gantaal la Helay Markab ganacsi iyo faahfaahin ka soo baxaysa
Taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in markab ganacsi uu haleelay gantaal nooca loo yaqaano cruise-ka oo laga soo riday dhanka Yemen, gaarahaan...
Wararkii Ugu Danbeeyey Xaalad cakiran oo ka taagan Khan Yunis koonfurta Qasa
Wararka ka imaanaya koonfurta Qasa ayaa sheegaya in taangiyada Israa'iil ay galayaan magaalada halkaas oo maalmahaan duqeymo iyo dagaallo ay ka socdeen.
Arrintaan ayaa xaalad...
Amar Caalami ah oo lagu xirayo Wiilka Madaxweynaha Xassan Shiikh oo lasoo saaray
Turkiga ayaa soo saaray amar caalami ah oo lagu soo xirayo wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya.
Waxaa looga shakisan yahay inuu mas'uul ka ahaa shil...
Canada oo Soomali badan ay niyadda ku hayaan inay u safraan oo Soomaalidii ...
Canada waa dal riyo u ah malaayiin qaxooti iyo magangalyo-doon ku nool daafaha dunida, hase yeeshee riyaadaas ah in dalka laga dhigo mid weyn...
Dowlada Australia oo soo saartay war ka Nixiyay muhaajiriinta ay Soomaalidu kamid tahay
Dowladda Australia ayaa sheegtay in ay dhimi doonto kalabar soo galootiga labo sano gudahooda iyadoo isku dayaysa in ay hagaajiso nidaamka socdaalka.
Waxay qorsheyneysaa in...
Wararkii ugu Danbeeyey Israa’iil oo qiratay tiro badan oo askar ah oo Xamaas uga...
In ka badan boqolaskari oo ka tirsan ciidamada Israa’iil ayaa dhintay tan iyo markii ay bilaabeen dagaalka dhulka ah ee ay Qasa ku hayaan...