Friday, October 18, 2024

UK iyo Midowga Yurub oo wali isku marin Heshiiska Brexit iyo Nuuca Ganacsi ee...

0
Wadahadalada UK-EU ayaan lagu heshiin si loo gaaro heshiis ganacsi kadib Brexit "uma badna" inay sii socdaan wixii ka dambeeya Axada, Xoghayaha Arimaha Dibada...

Faransiiska oo ansixiyay sharci Cusub oo dhibaato ku ah Muslimiinta Wadanka

0
Golaha wasiirada Faransiiska ayaa ansixiyay hindise sharciyeed looga gol leeyahay in lagula tacaalo islaamka xagjirka ah ka dib markii dhowaan weeraro is xigxigay ay...

Dowlada UK oo Digniin ka soo saartay Talaalka dhawaan bilowday ( Dad looga digay...

0
Digniin ayaa laga soo saaray talaalka dhawaan ka bilowday gudaha wadanka ingariiska iyo guud ahaan UK kaasi oo la xiriira dadka qaadanaya talaalka Cusub. Maamulka...

Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlay Cunsurinimo lagula kacay Ciyaaryahan Muslim Madow ah

0
Madaxweynaha Turkey-ga Recep Tayyip Erdoğan Ayaa Si Kulul Uga Hadlay Dhacadadii Cunsurinimo Ee Hadhaysay Kulankii PSG & Istanbul Basaksehir laguna cunsuriyeeyay qayb ka mid...

Qofkii ugu horeeyay oo ku sugan UK oo qaatay Talaalka Coronavirus

0
Margaret Kenan oo ah Haweenay 90 sano jir ah oo ka soo jeeda Enniskillen, Waqooyiga Ireland ayaa noqotay qofkii ugu horeeyey ee talaalkan qaatay. Haweeneydan...

Cudurka hargabka shimbiraha oo ka dillaacay beerta shinbiraha ee Faransiiska

0
Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, wasaaradda beeraha ee Faransiiska ayaa ka warbixisay cudurka hargabka faafa ee aadka u faafa ee H5N8 kaas...

Migrationverket: Codsiga sharciga degenaanshaha wuu u furan yahay muwaadiniinta Ingiriiska

0
Sida ay shaacisay Hay'ada Migrationsverket Laga bilaabo 1 Diseembar oo laga joogo shan maalin, muwaadiniinta Ingiriiska iyo xubnaha qoysaskooda waxay dalban karaan deganaansho gudaha...

Muddaharaadyadii ka socday Faransiiska ee ka dhashay Sharciyada Cusub oo isku badalay Rabshado

0
Fiidiyowyo laga soo qaaday banaanbaxyo ka dhacay magaalada Paris ayaa muujinaya tiro badan oo mudaharaadayaal afka soo duubtay oo weeraraya booliska rabshadaha ka hortaga...

Midowga Yurub iyo UK oo joojiyay wadaxaajoodka Heshiiska Brexit

0
Midowga Yurub iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa hakiyay wadaxaajoodkii ku saabsanaa heshiiska ganacsiga xorta ah iyo iskaashiga cusub, kaas oo aasaas u noqon doona xiriirka...

Erdogan: Macron wuxuu culeys ku yahay Faransiiska

0
Dagaalkii afka ahaa ee u dhaxeeyay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa wali socda. - Macron wuxuu culeys ku yahay...