Home Wararka Caalamka Go’anka Farmaajo ee Raisal Wasaare Rooble oo Warbaahinta Sweden oo Wax ka...

Go’anka Farmaajo ee Raisal Wasaare Rooble oo Warbaahinta Sweden oo Wax ka Qortay

0

Xiisada Siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya ayaa hadda u muuqata mid sii xoogeysaneysa kadib markii Madaxweynaha dalka uu shaqada ka joojiyay Ra’iisul Wasaaraha. Go’aankan ayaa cawaaqib xun ku yeelan kara hannaanka doorasho ee dalka oo dhowr jeer dib loo dhigay.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku eedeeyay musuq maasuq la xiriira fadeexad ciidan. Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka jawaabay ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha inuu si sharci darro ah ula wareegay xilka Ra’iisul Wasaaraha.

Xudunta khilaafku Ayaa Salka ku heysa doorashada dalka. Doorashada Baarlamaanka ayaa bilaabatay balse dib u dhac ayaa ku yimid.

Waa hannaan adag oo soo mara 30,000 oo ergo oo ka kala socda beelo kala duwan, dhowr jeerna dib loo dhigay warbaahinta Sweden gaar ahaan mida Dowlada ayaa ku Warameysa in Xaalada ay tahay mid halis ah.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here