Ingiriiska oo soo bandhigay Goobaha uu ka furayo wadanka iyo Taariikh-da
Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday in ay dib u fureyso wadanka gaar ahaan timajarayaasha, dukaamada, jimicsiyada - iyo goobaha banaanka ee lagu baashaalo.
Johnson wuxuu...
Wasiir ka tirsan Germalka oo diiday Qaadashada talaalka AstraZeneca
Jarmalka ayaa dib u bilaabay isticmaalka talaalka AstraZeneca coronavirus ee dadka waayeelka ah. Laakiin wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Horst Seehofer ayaa diiday inuu qaato...
Germalka ku dhawaad 9 Qof oo dhintay Markii lagu talaalay Talaalka AstraZeneca
Wasaaradda Caafimaadka Jarmalka waxay diiwaangelisay 31 xaaladood oo xinjiro dhiig ah oo ka mid ah dadka lagu tallaalay tallaalka AstraZeneca ee ka dhanka ah...
Dowlada Austria oo soo saartay Xayiraado Cusub iyo Bandow
Dowlada fadaraalka Austria ayaa mar kale soo rogtay xayiraad cusub , xili la filyay in la qafiifiyo xayiraada saarneyd wadanka
Kadibka kulan dhax maray dowlada...
Germalka oo ka laabtay go’an uu ku soo rogay Muwaadiniinta Wadanka ku nool
R / wasaaraha Jarmalka wuxuu ka laabtay go'aankiisii ​​hore ee ahaa in lagu soo rogo xiritaan adag waddanka oo dhan inta lagu jiro fasaxyada Easter-ka laga...
Nin Hubeysan oo Dad ku laayay Gobolka Colorado ee Dalka Mareykanka
Booliska Boulder ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay toban qof geeriyoodeen kaddib markii nin hubeysani uu rasaas oodda kaga qaaday xilli ay ka...
Germalka oo ay ka socdaan Banaan-baxyo looga soo horjeedo Xanibaadaha Corona
Kumanaan dad ah ayaa ka qeybgalay, Sabtidii, banaanbaxyo laga abaabulay magaalooyin badan oo Jarmal ah oo looga soo horjeedo xayiraadaha lagu soo rogay in lagu xakameeyo...
Germalka Waxaa ka bilowday Mowjadihii Saddexaad ee Coronavirus
Jarmalku wuxuu diiwaangaliyay koror xoog leh kiisaska cusub ee Corona. Waxayna Hay'adda Xakamaynta Caabuqa ku dhawaaqday diiwaangelinta 14,356 xaaladood oo fayras ah 24kii saac ee la soo...
Hay’adda UNHCR oo Germany ugu baaqday Fududeynta mideynta qoysaska kala maqan
Hayada qaxootiga ee UNHCR ayaa soo jeedisay talaabooyin muhiim ah oo lagu hormarinayo ilaalinta qaxootiga ku nool daafaha dunida. Maadaama ay door muhiim ah ka...
Britain oo xiri doonta isbitaalada ku meel gaarka ah bisha soo socota
Laga bilaabo bisha soo socota waa inay dhammaataa Cisbitaalada ku meel gaadhka ah ee coronaha loo dhisay gudaha UK.
Looma baahna mar dambe.
Tani waa farriinta ka...